Fana: At a Speed of Life!

Falanqeynta ciyaaraha isboortiga

Koobka Maamul Magaalooyinka iyo Gobollada DDS oo maanta ciyaartii kama dambaysta ahayd ay wada ciyaarayaan xulalka M.M Jigjiga iyo Gobolka Jarar

Addis Ababa,Mar 07, 2021 (Yekatit 28,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Waxa maanta oo Axad ah lasoo gebagebaynayaa tartanka 8aad ee koobka Maamul Magaalooyinka iyo Gobollada DDS ,waxaana foodda is daraya xulalka kubadda cagta ee Maamul magaalada Jigjiga iyo Gobolka Jarar oo isagu difaacanaya koobka. Labada xul ayaa horay uga wada tirsanaa Group A,iyaga oo…
Read More...

- ማስታወቂያ -