Xoogag nabad-diid ah oo ka dhaqdhaqaaqa Gobolka Metekel oo gacanta lagu soo dhigay
Addis Ababa,July 26, 2021 (Hamle 19,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Waxa tallaabadii ku habboonayd laga qaaday kooxihii nabad-diidka ahaa ee iska dhegotiray baaqii dowlada ee qaadashada nabadda.…