Sucuudiga oo difaacay go’aan uu soo saaray oo ku aadan mugga sameecadaha masaajidda
Addis Ababa,June 01, 2021 (Ginbot 25,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Wasiirka Arrimaha Diinta ee Sacuudi Carabiya ayaa Isniintii difaacay amar muran dhaliyey oo lagu xaddiday mugga dhawaqa sameecadaha…