RW Abiy oo madaxii hore ee fulinta maamulka kumeelgaadhka ah ee deegaanka Tigray u magacaabay…
Addis Ababa,May 06, 2021 (Miyasiya 28,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Dr. Mulu Nega oo ahaa madaxii fulinta ee maamulka ku meel-gaadhka ah deeganka Tigray ,ayaa loo magacaabay wasiiru dowlaha sayniska…