Magaalada Diridhabe oo laga dhagax-dhigey warshad ay ku baxayso 350 Milyan oo doolar oo soo saari…
Addis Ababa,Apr 18, 2021 (Miyasiya 10,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Dhagax-dhigga warshaddan ayaa waxaa ka qeyb-galay af-hayeenka Golaha Fedareeshinka Mudane Aadan Faarax, madaxweynaha Deegaanka…