Dalkan Itoobiya oo 300 kun oo tallaalka Covid-19 ah ,ka guddoontay dowlada Shiinaha
Addis Ababa,Mar 30, 2021 (Megabit 21,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Dalkan Itoobiya ayaa ka guddoomay dalka shiinaha deeq ah 300 kun oo ah tallaalka Covid-19,kaas oo lagu magacaabo SINO-FARMA.…