In ka badan 100 qof oo maalin keliya lagu dilay dibad-baxyada ka socda Myanmar
Addis Ababa,Mar 28, 2021 (Megabit 19,2013 T.I (FBC/SOMALI)-In ka badan 100 qof ayaa Sabtidii lagu dilay dalka Myanmar iyadoo booliska uu sii wado gacanta birta ah ee uu kaga hortagayo dadka…