Munaasabadda 3aad ee xuska todobaadka Dhaqanka Deegaanka oo lagu qabtay magaalada Jigjiga
Addis Ababa,Mar 20, 2021 (Megabit 11,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Xuskani waxaa kasoo qaybgalay Madaxwaynaha DDS Mudane Mustafe Muxumed Cumar, Wasiiru Dawlaha wasaarada dhaqanka iyo dalxiiska JDFI…