Kal-fadhigii 11 aad ee Golaha Hawl-fulinta DDS oo kaqabsoomay hoolka shirarka ee Garaad Maxamed…
Addis Ababa,Mar 15, 2021 (Megabit 06,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Kal-fadhigan oo uu shirgudoominayay Madaxwaynaha DDS Mudane Mustafe Muxumed Cumar ayna kasoo qaybgaleen golaha hawl-fulinta DDS…