Shacabka Magaalada jigjiga oo dhigay dibad bax nabadeed oo ay ku taageerayaan RW Dr Abiy Axmed
Addis Ababa,Feb 07, 2021 (Dir 30,2013 T.I (FBC/SOMALI)-shacab tiro badan oo si iskood ah usoo baxay ayaa soo buux dhaafiyay garoonka kubada cagta magaalada jig-jiga kuwaasoo ujeedadoodu…