Wararka Gudaha Madaxweyne Mustafe oo gaadhay magaalada Diri-dhabe Mohamed Hussen Jan 29, 2021 0 Addis Ababa,Jan 29, 2021 (Dir 21,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Madaxwayne mustafe oo shalay Magaalada bahardhaar kaga qayb galay, shir heer qaran ah ayaa magaalada diri-dhabe kasoo dagay waxaana soo…
Wararka Gudaha 132 Dirawal Oo Ciidanka Xoogga Gaarka Ah Ayaa Loofuray Tababar Kusahabsan Anshaxa Wadida Gaadiidka Mohamed Hussen Jan 28, 2021 0 Addis Ababa,Jan 28, 2021 (Dir 20,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Tabarkan oo ay si wada jira usoo agaasimeen xafiiska taliska sare ee ciidanka xooga gaarka ah,xafiiska jidadka iyo gaadiidka iyo…
Wararka Gudaha Madaxweyne Mustafe:Ka takhalusiddii kooxdii fallaagowday ee TPLF waa mid ka nixisay kooxaha neceb… Mohamed Hussen Jan 28, 2021 0 Addis Ababa,Jan 28, 2021 (Dir 20,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Madaxweynaha DDS Mudane Mustafe Muxumed Cumar ayaa sheegay in ka takhalusiddii kooxdii fallaagowday ee TPLF ay tahay mid ka nixisay…
WARARKA CAALAMKA Hoggaanka Falastiin oo soo dhaweeyay go’aan kasoo baxay Biden Mohamed Hussen Jan 28, 2021 0 Addis Ababa,Jan 28, 2021 (Dir 20,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Hoggaanka Falastiin ayaa Arbacadii soo dhoweeyey go’aanka maamulka cusub ee Mareykanka uu dib ugu furayo xafiisyada ururka xoreynta…
Wararka Gudaha Ra’iisal Wasaare Abiy Axmed oo maanta booqday xarunta farsamaynta xubnaha macmalka ah ee dadka Mohamed Hussen Jan 28, 2021 0 Addis Ababa,Jan 28, 2021 (Dir 20,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Ra’iisal wasaare Abiy Axmed ayaa maanta booqday xarunta farsamaynta xubnaha macmalka ah ee dadka ee ku taala magaaladan Addis Ababa.…
Wararka Gudaha Shirkadda AstraZeneca oo wasaaradda caafimaadka ugu deeqday 150 mashiin oo bukannada ka caawinaya… Mohamed Hussen Jan 27, 2021 0 Addis Ababa,Jan 27, 2021 (Dir 19,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Shirkadda AstraZeneca oo daawooyinka iyo agabka caafimaadka soo saarta ayaa ugu deeqday wasaaradda caafimaadka ee dalkan Itoobiya 150…
WARARKA CAALAMKA Biden oo khadka telefoonka kula hadlay Putin Mohamed Hussen Jan 27, 2021 0 Addis Ababa,Jan 27, 2021 (Dir 19,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Markii ugu horreysay tan iyo marki loo dhaariyay xilka, ayuu madaxweynaha Mareykanka Joe Biden Talaadadi shalay khadka telefoonka kula…
Wararka Gudaha Maxaa kasoo baxay shirkii maalgashiga ee magaaladda Jigjiga ka qabsoomay? Mohamed Hussen Jan 27, 2021 0 Addis Ababa,Jan 27, 2021 (Dir 19,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Shirkii maalgashiga ee dawladda deegaanka Somalida uuna soo qaban qaabiyey Xafiiska maalgashiga iyo Qurbajoogta, oo ka socday…
WARARKA CAALAMKA Sucuudiga oo iska maslaxaya madaxweyne Biden Mohamed Hussen Jan 26, 2021 0 Addis Ababa,Jan 26, 2021 (Dir 18,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Wasiiirka Arrimaha dibedda Sacuudiga ayaa sheegay in boqortooyada ay niyad wanaagsan ka qabto inay “xidhiidh aad u wanaagsan” la…
Wararka Gudaha Dhismaha Garoonka Diyaaradaha (Terminal) Miraad Leyli ee Magaalada Goday oo dhismihiisa maanta… Mohamed Hussen Jan 26, 2021 0 Addis Ababa,Jan 26, 2021 (Dir 18,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Dhismahan oo ah mid casri ah oo dhamaan loo dhamaystirayo maqaamka ka dhigaya mid heer caalami ah, ayaa lahaan doona qaybaha…