Trump oo cisbitaalka uga soo baxay si uu u salaamo taageerayaashiisa
Ababa Oct 05, 2020 (Maskerem 25,2013 T.I) (FBC/SOMALI)-Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa muddo kooban ka maqnaa cisbitaalka sii uu u soo salaamo taageerayaashiisa oo ku sugnaa…