Aqalka Federeeshanka:Doorashada Qorshaysan ee deegaanka Tigray-ga waa mid aan waafaqsanayn dastuurka
Addis Ababa Sep 6, 2020 (Baagume 1,2012 T.I) (FBC/SOMALI)-Golaha federeeshanka JDFI ayaa sheegay in qorshaha dowlad deegaanka Tigray-ga ee ah in doorashada ay qabsadaan Arbacada soo socota…