Tirada dhimashada feyraska ee dalkan Itoobiya oo kor u dhaaftay Toddoba boqol
Addis Ababa Aug 26, 2020 (Nehaase20,2012 T.I) (FBC/SOMALI)-Wasaaradda caafimaadka dalkan Itoobiya ayaa shalay warbixinteedii maalinlaha ahayd ku diiwaangelisay 1,545 xaaladood oo cusub iyo17…