Shiinaha oo ka cadhooday booqashada masuul sare oo maraykan ahi ku tagay Taiwan
Addis Ababa Aug 10, 2020 (Nehaase 4,2012 T.I) (FBC/SOMALI)-Alex Azar, oo ah Wasiirka Caafimaadka iyo bani'aadamnimada ayaa noqday siyaasigii ugu heer sarreeyay ee Mareykan ah oo muddo…