Duufaan dabaylo wadata oo ku dhufatay koonfurta gobolka Texas ee Maraykanka.
Addis Ababa Jul 26,2020 (Hamle 19,2012 T.I) (FBC/SOMALI)-Duufaanta Hanna ayaa ku dhufatay xeebaha koonfurta gobolka Texas, ee dalka Maraykanka iyadoo saraakiisha Mareykankuna ka digayaan…