Maamulka magaalada Addis Ababa oo soo saaray mashruuc1.2 M qof loogaga badbaadinayo Feyraska.
Addis Ababa Jul 23,2020 (Hamle 16,2012 T.I) (FBC/SOMALI)-Maamulka Magaaladan Addis ababa ayaa soo saaray mashruuc cusub oo lagaga hortagayo xanuunka 'COVID 19' kaas oo hadafkiisu yahay in…