Dalkan Itoobiya oo diiwaangeliyay 250 kiis oo feyraska koroona ah.
Addis Ababa june 26,2020 (Senee 19,2012 T.I) (FBC/SOMALI)- 5,414 qof oo shaybaadh lagu sameeyay 24 kii saacadood ee ugu dambeeyay waxa xanuunka saf-marka covid-19 laga helay 250 qof oo ka…