Af-Hayeenka Cusub ee Aqalka federeeshanka oo wacad ku maray in ay Isbedello Samayn doonaan.
Addis Ababa june 22,2020 (Senee 15,2012 T.I) (FBC/SOMALI)-Afhayeenka Aqalka federeeshanka JFFI mudane Aadan Faarax ayaa wacad ku maray in ay Isbedelo wax ku ool ah ku samayn doonaan aqalka.…