Dalkan Itoobiya oo diiwaangeliyay 179 kiis oo feyraska koroona ah iyo 50 bogsasho.
Addis Ababa june 14,2020 (Senee 07,2012 T.I) (FBC/SOMALI)-Iyada oo maalinba maalinta ka dambaysa ay tirada kiisaska feyrasku sii kacayaan dalkan Itoobiya, baadhitaannadii la sameeyay 24 kii…