Dalkan Itoobiya oo diiwaangeliyay 136 kiis oo cusub iyo 17 Bogsasho ah 24 kii saac ee lasoo dhaafay.
Addis Ababa june 8,2020 (Senee 01,2012 T.I) (FBC/SOMALI)- 4,775 baadhitaan oo la sameeyay 24 kii saacadood ee lasoo dhaafay waxa xanuunka covid-19 laga helay 136 qof oo ka mid dadkaas la…