Browsing Category
Wararka Gudaha
Ra’iisal Wasaare Abiy Axmed iyo mas’uuliyiin sarsare oo garoonka diyaaradaha Bole kusii sagootiyay…
Addis Ababa,Oct 05,2021 (Maskarem 25,2014 T.I (FBC/SOMALI)-Ra’iisal Wasaare Abiy Axmed iyo mas’uuliyiin kale oo sarsare ayaa garoonka diyaaradaha Bole waxa ay ku sii sagootiyeen Madaxweynaha…
Madaxweyne Uhuru kenyata oo soo gaadhay Addis Ababa
Addis Ababa,Oct 04,2021 (Maskarem 24,2014 T.I (FBC/SOMALI)-Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru kenyatta ayaa soo gaadhay magaalada Addis Ababa si uga qayb galo xaflada dhisida xukuumadda cusub ee…
Hoggaamiyayaasha dalalka Uganda,Koonfurta Suudaan iyo Koongada Dimuqraadiga ah(DRC) oo soo gaadhay…
Addis Ababa,Oct 04,2021 (Maskarem 24,2014 T.I (FBC/SOMALI)-Hoggaamiyayaasha dalalka Uganda, Koonfurta Suudaan iyo ra'iisal Wasaaraha Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Koongo (DRC) ee Yoweri…
Agegnehu Teshager oo loo doortay Af-Hayeenka Aqalka Federeeshinka
Addis Ababa,Oct 04,2021 (Maskarem 24,2014 T.I (FBC/SOMALI)-Agegnehu Teshager oo ahaa madaxweynahii hore dowlad deegaanka Amxaarada ayaa loo doortay inuu noqdo af-hayeenka Aqalka…
Madaxweyne Geelle oo soo gaadhay Addis Ababa
Addis Ababa,Oct 04,2021 (Maskarem 24,2014 T.I (FBC/SOMALI)-Madaxweynaha Djibouti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa soo gaadhay magaalada Addis Ababa si uu uga qeybgalo xaaladda caleemo-saarka…
Madaxweyne Farmaajo oo soo gaadhay magaalada Addis Ababa
Addis Ababa,Oct 04,2021 (Maskarem 24,2014 T.I (FBC/SOMALI)-Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa soo gaadhay magaalada Addis Ababa si uu uga qeybgalo xaaladda…
Ra’iisal Wasaare Abiy Axmed oo mar labaad loo daariyay Ra’iisal Wasaaraha dalkan…
Addis Ababa,Oct 04,2021 (Maskarem 24,2014 T.I (FBC/SOMALI)-Golaha 6-aad ee wakiilada shacabka JDFI ayaa fadhigiisii dastuuriga ahaa, waxa uu mar kale Abiy Axmed ugu doortay jagada Ra’iisal…
Xog-hayaha Fulinta urur goboleedka IGAD oo soo gaadhay magaalada Addis Ababa si uu uga qaybgalo…
Addis Ababa,Oct 03,2021 (Maskarem 23,2014 T.I (FBC/SOMALI)-Xoghayaha Fulinta ee urur goboleedka IGAD Dr. Workneh Gebeyehu, ayaa maanta soo gaadhay magaaladan Addis Ababa si uu uga qeybgalo…
dabaaldega Xus-dhaqameedka ireejja oo ka socda magaalada Bishoftu
Addis Ababa,Oct 03,2021 (Maskarem 23,2014 T.I (FBC/SOMALI)-Magaalada Bishoftu ee deegaanka Oromada maanta waxa ka socota dabaaldega xus-dhaqameedka Ireejja.
Xubno ka mid odayaal…
Ra’iisal Wasaare Abiy oo diray dhambaal ku aadan xuska Irrecha
Addis Ababa,Oct 01,2021 (Maskarem 21,2014 T.I (FBC/SOMALI)-Ra'iisal wasaare Abiy Axmed ayaa dhambaal hambalyo ah diray dabaaldega xuska(ciidda) Irrecha awgeed.
Dhambaalkiisa ayaa ra'iisul…