Browsing Category
Wararka Gudaha
Wasaaradda Caafimaadka oo Maraykanka ka guddoontay 453,600 xidhmo oo ah tallaalka cudurka COVID-19.
Addis Ababa,July 19, 2021 (Hamle 12,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Wasaaradda Caafimaadka ayaa Maraykanka ka guddoontay 453,600 xidhmo oo ah tallaalka cudurka COVID-19.
Talaalka “Jonson” ee…
Kal-fadhigii 13aad ee golaha 5aad ee xildhibaannada Deegaanka Soomaalida ee sannad-misaaniyadeedka…
Addis Ababa,July 18, 2021 (Hamle 11,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Kal-fadhigii 13aad ee golaha 5aad ee xildhibaannada Deegaanka Soomaalida ee sannad-misaaniyadeedka 2013-ka T.I ayaa maanta ka furmay…
Kooxda argagixisada TPLF oo horjoogsatay gargaarkii bani’aadannimo ee loo daabulayay Deegaanka…
Addis Ababa,July 18, 2021 (Hamle 11,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Kooxda argagixisada ah ee TPLF ayaa horjoogsatay gargaarkii bani'aadannimo ee loo waday magaalada Maqalle,siina dhexmarayay…
Shirkii Qiimeynta war-bixinta gobollada DDS oo lasoo gebagebeeyay
Addis Ababa,July 17, 2021 (Hamle 10,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Qiimeynta sannadlaha ah ee lagu soo jeediyo war-bixinta waxqabadka gobollada Deegaanka Soomaalida oo lagu qiimeeyo gobol walba…
Shirka wadatashiga Golaha Nabadda Iyo Midnimada Bulshada Deegaanka Soomaalida oo maanta qabsoomay…
Addis Ababa,July 17, 2021 (Hamle 10,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Shirka wadatashiga Golaha Nabadda Iyo Midnimada Bulshada Deegaanka Soomaalida oo maanta qabsoomay ayaa lagaga dooday saddex (3)…
Kulan lagu qiimeynayey waxqabadka mashruuca horumarinta magaalooyinka ee UIIDP ee deegaannada…
Addis Ababa,July 16, 2021 (Hamle 09,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Kulan lagu qiimeynayey waxqabadka mashruuca horumarinta magaalooyinka ee UIIDP ee deegaannada Soomaalida, Hararida iyo Is-maamulka…
Deegaanka Somaalida oo sannadkan 6,452 arday ay ka gudbeen imtixaamka xaqiijinta tayada…
Addis Ababa,July 15, 2021 (Hamle 08,2013 T.I (FBC/SOMALI)-6,452 arday ayaa ka gudubtay imtixaamka xaqiijinta tayada xirfadleyaasha COC-ga ee sannadkan 2013-ka T.I
Maareeyaha Wakaaladda…
Xukuumadda DDS oo muddooyinkii u dambeeyay 18 dugsi sare iyo 11 dugsi oo kuwa hoyga ah ka hirgelisay…
Addis Ababa,July 15, 2021 (Hamle 08,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Xukuumadda DDS ayaa muddooyinkii u dambeeyay 18 dugsi sare iyo 11 dugsi oo kuwa hoyga ah ka hirgelisay guud ahaan 11-ka gobol ee…
Wasaarrada caaafimaadka oo berri bilaabaysa qaybinta xidhmadii labaad ee talllaalka cudurka covid-19
Addis Ababa,July 13, 2021 (Hamle 06,2013 T.I (FBC/SOMALI)-laga bilaabo maalinta berri ah waxa hay'addaha caafimaadka lagu wareejin doonaa tallaalka cudurka covid-19 wareegiisii labaad.…
Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika oo dhaweeyay guushii uu ra’iisal wasaare Abiy Axmed ka…
Addis Ababa,July 13, 2021 (Hamle 06,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika (AUC), Muusa Faki Maxamad, ayaa soo dhoweeyay shaacinta natiijadii kamadambaysta ahayd ee…