Browsing Category
Wararka Gudaha
Golaha Wakiilllada oo maalinta berri ah isugu imanaya kal-fadhi aan caadi ahayn
Addis Ababa,July 04, 2021 (Senee 27,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Golaha Wakiillada JDFI ayaa maalinta berri ah ,9-ka subbaxnino yeelanaya kalfadhi aan caadi ahayn ,waxaana kulankoodaasi ka…
Madaxweynaha deegaanka soomaalida oo daah-furay sanduuq dhaqaale loogu ururinayo dadkii tacaddiyadu…
Addis Ababa,July 03, 2021 (Senee 26,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Madaxweynaha deegaanka soomaalida mudane,Mustafe Muxumed Cumar ayaa maanta kaqeybgalay daah-furka sanduuq dhaqaale loogu ururinayay…
Golaha Hawl-fulinta Deegaanka Soomaalida oo yeeshay kal-fadhi lagu lafagurayay xaaladda guud ee…
Addis Ababa,July 01, 2021 (Senee 24,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Kal-fadhi ay yeesheen Golaha Hawl-fulinta Deegaanka ayaa lagaga hadlay xaaladda guud ee uu dalku marayo.
Kulankan ayaa waxaa aad…
Shir lagu qiimaynayay war-bixinta waxqabadka 12-kii bilood ee la soo dhaafay ee shirkadaha…
Addis Ababa,June 30, 2021 (Senee 23,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Qiimeyntii war-bixinta waxqabadka 12-kii bilood ee la soo dhaafay ee shirkadaha horumarinta dawladda ayaa ka qabsoomay magaalada…
Guddoomiyaha Midowga Afrika oo soo dhaweeyay baaqii xabad joojinta bini-aadanimo ee deegaanka…
Addis Ababa,June 30, 2021 (Senee 23,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Guddoomiyaha Midowga Afrika (AUC), Muusa Faki Mahamad ,ayaa soo dhaweeyay baaqii xabad joojinta bini-aadanimo ee ay ku dhawaaqday…
komishineerka Midowga Afrika ee arrrimaha siyaasada,nabadda iyo Amniga oo Itoobiya ugu hambalyeeyay…
Addis Ababa,June 30, 2021 (Senee 23,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Koomishineerka Midowga Afrika (AU) ee arrimaha Siyaasada, Nabada iyo Amniga, Danjire Bankole Adeoye ayaa ugu hambalyeeyay dowlada…
Golaha Wakiillaada oo ansixiyay heshiisyo iskaashi milateri ah oo dalkan Itoobiya uu la gelayo…
Addis Ababa,June 29, 2021 (Senee 22,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Golaha Wakiiladda shacabka ayaa kal-fadhigoodii 16aad ee caadiga ee ay yeeshaan sannadkii 6aad, waxa ay si aqlabiyad ah ku…
Wasaaradda gaashaandhiga oo tababar usoo xidhay dufcadii 33aad oo ku biiraya ciidamada difaaca…
Addis Ababa,June 29, 2021 (Senee 22,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Wasaaradda gaashaandhiga ayaa sheegtay in haatan ay qalinjebiyeen ciidan tabar ku qaadanayay dugsiga tababarka ee Birsheleqo.…
RW Abiy oo maanta kulan la qaatay madaxda xisbiyada siyaasadeed ee dalka
Addis Ababa,June 28, 2021 (Senee 21,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Raiisal wasaare Abiy Axmed ayaa maanta kulan la qaatay madaxda xisbiyada siyaasadeed, iyada muddo todobaad ah uun ay kasoo wareegtay…
Waddo jay ah oo dhan 140 KM iskuna xidhaysa degmooyinka Xarshin, Darroor iyo Gaashaammo oo si rasmi…
Addis Ababa,June 28, 2021 (Senee 21,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Waddada jayga ah ee isku xidhaysa degmooyinka Xarshin, Darroor iyo Gaashaammo ayaa la billaabay wajigeeda koobaad oo dherer ahaa…