Browsing Category
Wararka Gudaha
Guud ahaan Gobollada Deegaanka Soomaalida oo uu ka billaabmay imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka…
Addis Ababa,June 28, 2021 (Senee 21,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Waxaa si rasmi ah guud ahaan Deegaanka Soomaalida uga billaabmay imtixaanaadka shahaadiga ah ee fasalka 8aad.
Arday dhan 44,144…
Wasaaradda nabada oo shaaca ka qaadday in tan iyo bishii Ginboot,2013 ay dalka ku laabteen…
Addis Ababa,June 28, 2021 (Senee 21,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Wasaaradda nabada JDFI ayaa shaaca ka qaadday in tan iyo bishii Ginboot,2013 ay dalka ku laabteen muwaadiniin Itoobiyaan ah oo…
Kulan lagu soo bandhigayey sidii loo aas-aasi lahaa komishinka baadhista tacaddiyadii ka dhacay…
Addis Ababa,June 27, 2021 (Senee 20,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Kulan lagu soo bandhigayey sidii loo aas-aasi lahaa komishinka baadhista tacaddiyadii ka dhacay Deegaanka Soomaalida ayaa ka…
Wasaaradda arrimaha dibedda oo sucuudiga dib uga soo celisay muhaajiriin tiradoodu dhantahay 1,931
Addis Ababa,June 27, 2021 (Senee 20,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Wasaaradda Arrimaha Dibedda JDFI ayaa ku dhawaaqday in 1,931 muhaajiriin Itoobiyaan ah oo si sharci darro ah ku joogay sucuudiga…
Dowladda Itoobiya oo ka tacsiyadaysay dilkii loo geystay saddex ka mid ah shaqaalaha dhaqaatiirta…
Addis Ababa,June 26, 2021 (Senee 19,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Dowladda Itoobiya ayaa ka tacsiyadaysay dilkii loo geystay saddex ka mid ah shaqaalaha dhaqaatiirta aan xuduudda lahayn ee MSF ee ku…
Madaxa maamulka kumeel-gaadhka ah ee deegaanka Tigray oo cambaareeyay falal argagixiso oo ay ku…
Addis Ababa,June 26, 2021 (Senee 19,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Madaxa maamulka kumeel-gaadhka ah ee deegaanka Tigray, Dr. Abrham Belay ayaa si adag u cambaareeyay weerar gagixiso oo kooxda…
Biyo-gelin ay ku baxayso lacag ka badan 750 Milyan oo Birr, oo laga billaabay magaalada Jig-jiga
Addis Ababa,June 26, 2021 (Senee 19,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Biyo-gelin ay ku baxayso lacag ka badan 750 Milyan oo Birr, laguna soo gabo'gabeyn doono muddo sannad ah ayaa laga billaabay…
Xafiiska Biyaha Deegaanka iyo shirkad laga leeyahay waddanka Shiinaha ee CCECC oo kala saxiixday…
Addis Ababa,June 26, 2021 (Senee 19,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Xafiiska Biyaha Deegaanka iyo shirkad laga leeyahay waddanka Shiinaha oo loo soo gaabiyo CCECC ayaa kala saxiixday heshiiska…
Mashaariic ay ku baxday 42 Milyan oo Birr oo xadhigga laga jaray gobollada Shabeelle iyo Jarar ee…
Addis Ababa,June 24, 2021 (Senee 17,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Mashaariic ay ku baxday 42 Milyan oo Birr ayaa xadhigga laga jaray gobollada Shabeelle iyo Jarar ee DDS.
Maareeyaha Mashruuca…
Wefti ballaadhan oo ka socda dalkan Itoobiya oo gaadhay magaalada Berbera ee Somaliland
Addis Ababa,June 24, 2021 (Senee 17,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Wafti ballaadhan oo ay hoggaaminayaan wasiirka maaliyada JDFI, Axmed Shide ,wasiiradda gaadiidka ,Degmawit Moges,iyo madaxweynaha…