Browsing Category
Wararka Gudaha
Hoggaamiyeyaasha iyo xubnaha xisbiyada siyaasadeed ee loolamaya oo bogaadiyay hannaanka hansami u…
Addis Ababa,June 21, 2021 (Senee 14,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Hoggaannada iyo xubnaha xisbiyada siyaasadeed ee loolamaya ayaa bogaadiyay hannaanka hansami u socod ee doorashada.
Andualem…
Guddiga maaraynta ee Xafiiska Maaliyadda Iyo Horumarinta Dhaqaalaha DDS oo yeeshay kulan lagu soo…
Addis Ababa,June 20, 2021 (Senee 13,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Guddiga maaraynta ee Xafiiska Maaliyadda Iyo Horumarinta Dhaqaalaha DDS ayaa yeeshay kulan lagu soo bandhigayey wax-soo-saarka guud…
Guddiga Doorashooyinka Qaranka Itoobiya oo agabkiibcodbixinta doorashada u kala diray dhammaan…
Addis Ababa,June 19, 2021 (Senee 12,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Guddiga Doorashooyinka Qaranka ee Itoobiya (NEBE) ayaa agabka codbixinta doorashada u kala diray dhammaan deegaan doorashooyinka…
Muftiga guud ee arrimaha islaamka Itoobiya oo ka jawaabay hadal kasoo yeedhay sheekh Al-Azhar-ka…
Addis Ababa,June 18, 2021 (Senee 11,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Madaxa Golaha Sare ee Arrimaha Islaamka Itoobiya, Mufti Xaaji Cumar Idriis ayaa cambaareeyay hadalkii ka soo yeedhay Sheekh Axmed…
Wasaaradda Nabadda oo xaqiijisay sida ay uga go’an tahay sii wadida dedaallada dib loogu soo…
Addis Ababa,June 17, 2021 (Senee 10,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Wasaaradda Nabadda JDFI ayaa xaqiijisay sida ay uga go’an tahay in la sii wado dadaallada dib loogu soo celinayo muhaajiriinta…
RW Abiy Axmed oo gaadhay magaalada Mizaan Amaan ee koonfurta Dalka
Addis Ababa,June 17, 2021 (Senee 10,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Ra'iisal wasaare Abiy Axmed ayaa maanta gaadhay magaalada Mizaan Amaan ee deegaanka shucuubta koonfureed ,waxaana ujeedka…
Deegaanka Tigray oo gacanta lagu soo dhigay shaqsiyaad iiibinayay 4,400 oo jawaan oo ah qamadigii…
Addis Ababa,June 17, 2021 (Senee 10,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Deegaanka Tigray ayaa waxa gacanta lagu soo dhigay shaqsiyaad iiibinayay 4,400 oo jawaan oo ah qamadigii gargaarka loo siiyay dadka…
Golaha Diidamaha ee dalkan Itoobiya oo ku baaqay in si nabadgelyo ku dheehantahay loosoo gebagebeyo…
Addis Ababa,June 17, 2021 (Senee 10,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Golaha Diidamaha ee ka jira dalkan Itoobiya ayaa ku baaqay in si nabadgelyo ay ku dheehantahay lagu gebagebeyo doorashada maalinta…
Wasaaradda arrimaha dibedda oo jaamacadda carabta ugu baaqday in faraha kala arrimaha Afrika
Addis Ababa,June 17, 2021 (Senee 10,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Wasaaradda Arrimaha Dibadda ayaa ugu baaqdayJaamacadda Carabta in arrimaha Afrika loo daayo dadka Afrikaanka ah maaddaama webiga…
Golaha Wasiirrada oo ansixiyay Miisaniyad-sannadeedka 2013/2014
Addis Ababa,June 05, 2021 (Ginbot 28,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Golaha Wasiirrada JDFI ayaa maanta kalfadhigoodii cadiga ahaa 97aad ee yeesheen waxaay ku meel-mariyeen 551.7 Bilyan oo Birr oo ah…