Browsing Category
Wararka Gudaha
Shirka qorshaynta miisaaniyadda sannadka 2014-ka ee DDS oo lagu qabtay magaalada Jig-jiga.
Addis Ababa,May 27, 2021 (Ginbot 20,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Shirkan oo ay u dhannaayeen hoggaaminta xafiisyada Deegaanka iyo waaxaha qorshaynta ayaa lagu qorshaynayaa habka isticmaalka…
Xisbiga Barwaaqo oo yeeshay kal-fadhigiisii caadiga ahaa
Addis Ababa,May 27, 2021 (Ginbot 20,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Guddiga fulinta ee xisbiga Barwaaqo ayaa maanta yeeshay kalfadhigoodii caadiga ahaa.
Guddiga ayaa la filayaa inay ka wada…
Guddiga xaqiiqo raadinta xaaladda degdegga ah oo warbixin kasoo saartay oo weerar kooxda TPLF ku…
Addis Ababa,May 26, 2021 (Ginbot 19,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Guddiga xaqiiqo raadinta xaaladda Degdegga ah ayaa soo saartay war-bixin ku saabsan dilal qorshaysan oo kooxda TPLF ku…
Wasiirka arrimha dibedda oo kulan is-xogwaraysi la qaatay dhiggiisa Morooko
Addis Ababa,May 26, 2021 (Ginbot 19,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Ra'iisal wasaare kuxigeenka ahna wasiirka arrimaha dibedda JDFI mudane Dhemeke Mekonen ayaa wadaxaajood la yeeshay dhiggiisa…
Xuska Maalinta Afrika oo laga xusay magaaladda Addis Ababa
Addis Ababa,May 25, 2021 (Ginbot 18,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Xuska Maalinta Afrika ayaa laga xusay magaaladan Addis Ababa,waxaana munaasibadaasi ay ka qabsoontay Hoteel Mado ,taas lagaga…
Itoobiya oo ganafka ku dhufatay eedaymo la xidhiidha u adeegsiga hubka kimikada ee deegaanka Tigray
Addis Ababa,May 24, 2021 (Ginbot 17,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee JDFI ayaa xustay warbixintii shalay lagu daabacay wargeyska Telegraph oo uu qoray Mr. Will Brown oo…
Madaxweyne Mustafe oo gaadhay magaalada Godey
Addis Ababa,May 23, 2021 (Ginbot 16,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Madaxweynaha Dawlad Deegaanka Soomaalida, Mudane Mustafe Muxummed Cumar oo ay weheliyaan masuuliyiin heer fedaraal ah oo ay ka mid…
Magaalada Jig-jiga oo lagu qabtay shir lagaga wadatashanayo aas-aaska Komishinka Xaqiijinta Iyo…
Addis Ababa,May 20, 2021 (Ginbot 13,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Waxa magaalada Jig-jiga lagu qabtay shirka wada-tashiga iyo aqoon is-waydaarsiga aas-aaska Komishinka Xaqiijinta Iyo Xaal-marinta…
Wasaaradda arrimaha dibada oo qabatay kulan wadatashi oo bulshada loogu wacyigelinayo in ay taageero…
Addis Ababa,May 20, 2021 (Ginbot 13,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Wasaaradda arrimaha dibadda JDFI oo kaashanaysa Xafiiska Golaha Qaranka ee Isuduwidda Kaqaybgalka Dadweynaha ee Dhismaha…
RW Abiy :”Itoobiya sharafteeeda iyo xorriyadeeda maaha wax lagu gorgortami karo”
Addis Ababa,May 19, 2021 (Ginbot 12,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Ra’iisal wasaaraha JDFI Dr.Abiy Axmed ayaa sheegay in Itoobiya sharafteeeda iyo xorriyadeeda aanay ahayn wax lagu gorgortami…