Browsing Category
Wararka Gudaha
Wasaaradda Nabadda oo ku baaqday in si wada jir looga hawlgalo xaaladaha Amni ee ka jira gobolka…
Addis Ababa,May 10, 2021 (Ginbot 02,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Nabadda JDFI, Firealem shibabaw, ayaa ugu baaqday daneeyayaasha inay kaalin mug leh ka geystaan wax ka…
Aqalka Golaha wakiillada oo liiska argagixisada ku daray ururrada Onag-Shene iyo TPLF
Addis Ababa,May 06, 2021 (Miyasiya 28,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Golaha Wakiilada JDFI, kal-fadhigoodii 13aad ee caadiga ahaa ee maanta ay yeesheen, waxay ku ansixiyeen qaraar ay meel mariyeen…
RW Abiy oo madaxii hore ee fulinta maamulka kumeelgaadhka ah ee deegaanka Tigray u magacaabay…
Addis Ababa,May 06, 2021 (Miyasiya 28,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Dr. Mulu Nega oo ahaa madaxii fulinta ee maamulka ku meel-gaadhka ah deeganka Tigray ,ayaa loo magacaabay wasiiru dowlaha sayniska…
Warshad soo saaraysa hawada Oxygen-ta oo magaalada Jigjiga laga hirgeliyay
Addis Ababa,May 05, 2021 (Miyasiya 27,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Xarunta hawada oksajiinta oo maalintii soo saari karta illaa 200 oo haamaha hawada oksajiinta ah ayaa xadhigga laga jaray.…
RW Abiy oo dadweynaha Itoobiya ugu hambalyeeyay xuska sannad-guuradii 80aad ee kasoo wareegtay…
Addis Ababa,May 05, 2021 (Miyasiya 27,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Ra'iisal wasaaraha JDFI Dr.Abiy Axmed ayaa ugu hambalyeeyay halgamayaasha xuska sannad-guuradii 80aad ee kasoo wareegtay 27-ka…
Magaalada Jigjiga oo lagu qabtay shir lagaga wada xaajoonayo adkaynta nabadgelyada deegaannada…
Addis Ababa,May 04, 2021 (Miyasiya 26,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Waxa magaalada Jig-jiga lagu qabtay shir lagaga wada xaajoonayo adkaynta nabadgelyada deegaannada Soomaalida iyo Oromada.…
Af-hayeen Dina Mufti oo cambaareeyay sheegashada Suudaan ee deegaanka Benshangul Gumuz
Addis Ababa,May 04, 2021 (Miyasiya 26,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Shir jaraa'id oo uu maanta qabtay , Af-hayeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadd JDFI, Danjire Dina Mufti ayuu ku cambaareeyay…
Madaxweyne Farmaajo oo waraaqaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay safiirka cusub ee Itoobiya u…
Addis Ababa,May 03, 2021 (Miyasiya 25,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa caddeeyay sida ay uga go'antahay…
Komishinka Xallinta Cabashooyinka DDS oo sannadkan 2013 qaabilay 5,300 kiis oo cabasho ah
Addis Ababa,May 03, 2021 (Miyasiya 25,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Komishinka Qaabbilaadda Iyo Xallinta Cabashooyinka DDS ayaa sheegay in sannadkan 2013-ka T.I uu komishinku qaabilay…
Wasiirka Xafiiska Arrimaha Bulshada Iyo Shaqaalaha DDS oo hambalyo ku aaddan maalinta shaqaalaha…
Addis Ababa,May 01, 2021 (Miyasiya 23,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Wasiirka Xafiiska Arrimaha Bulshada Iyo Shaqaalaha DDS Maxamed Faarax Faalug ayaa hambalyo ku aaddan maalinta shaqaalaha adduunka…