Browsing Category
Wararka Gudaha
Dood-cilmiyeed ku saabsanayd horumarinta xirfadaha iyo shaqo-abuurka xirfadlayaa oo ka qabsoontay…
Addis Ababa,Apr 06, 2021 (Megabit 28,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Dood-cilmiyeed looga hadlayay horumarinta xirfadaha iyo shaqo-abuurka xirfadlayaasha oo uu soo diyaariyay Xafiiska Tacliinta Sare…
Madaxweyne Mustafe oo kulan la qaatay Hay’adda WFP
Addis Ababa,Apr 06, 2021 (Megabit 28,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Madaxweynaha DDS Mudane Mustafe Muxummed Cumar ayaa kulan la qaatay masuuliyiinta Hay'adda Cunnada Adduunka ee afka qalaad loogu…
Xog-hayaha Urur Goboleedka IGAD oo gaadhay magaalada Jigjiga
Addis Ababa,Apr 05, 2021 (Megabit 27,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Mudane. Workneh Gebeyehu oo ah Xog-hayaha Urur Goboleedka IGAD ayaa gaadhay magaalada Jig-jiga ee caasimadda DDS.
Madaxwaynaha…
Shir lagaga wada hadlayey nabadgalyada degmooyinka xadka Soomaalida iyo Oromadu wadaagaan oo lagu…
Addis Ababa,Apr 04, 2021 (Megabit 26,2013 T.I (FBC/SOMALI)- Shirkan oo ay ka soo qeyb-galeen illaa 14 degmo oo labada dhinac ah, masuuliyiin heer deegaan iyo gobolba leh ayaa waxaa si…
Kulan dood-abuur ah oo ka dhacay hoolka shirarka ee Qaryaan Dhoodaan.
XuskaAddis Ababa,Apr 03, 2021 (Megabit 25,2013 T.I (FBC/SOMALI)- Kulankan dood-abuurka ah ayaa waxaa ka soo qeyb-galay, martina ku ahaa Madaxwaynaha DDS Mudane. Mustafe Muxummed Cumar oo…
Xuska sannad-guuradii Saddexaad ee kaso ee wareegtay tan iyo markii RW Abiy Axmed la wareegay…
XuskaAddis Ababa,Apr 02, 2021 (Megabit 24,2013 T.I (FBC/SOMALI)- sannad-guuradii 3-aad ee ra'iisul wasaare Abiy Axmed ayaa maanta laga xusay magaaladan Addis Ababa yo Deegaanka Oromiya.…
800 oo askari oo ah dufcadda 12aad ee ciidanka booliska DDS oo maanta qalin-jabiyay
Addis Ababa,Apr 01, 2021 (Megabit 23,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Munaasibadda qalin-jabinta tababarka dufcadda 12aad ee kulliyadda ciidanka booliska DDS ayaa waxaa kasoo qeyb-galay Madaxwaynaha…
Munaasabad lagu daah-furay ol’olaha talaalka boolyadda oo lagu qabtay magaalada Jigjiga
Addis Ababa,Apr 01, 2021 (Megabit 23,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Ol'olahan oo laga bilaabay dhamaan 11 gobol iyo 6-da maamul magaalo ee Deegaanku uu ka kooban yahay ayaa waxaa lagu talaalidoonaa…
RW Abiy oo cambaareeyay dilka dad rayid ah loogu geystay galbeedka gobolka Wallega ee deegaanka…
Addis Ababa,Apr 01, 2021 (Megabit 23,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Ra’iisal wasaare Abiy Axmed ayaa cambaareeyay dilka dad rayidka ah oo aan waxba galabsan oo lagu laayay galbeedka gobolka Wellega…
Xisbiga barwaaqo ee maamulka magaalada Diridhabe oo bilaabay hawlgal uu xisbigu ugu talogalay…
Addis Ababa,Mar 31, 2021 (Megabit 22,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Xisbiga barwaaqo ee maamulka magaalada Diridhabe ayaa bilaabay hawlgal uu xisbigu ugu talogalay olilihiisa Doorashada.…