Browsing Category
Wararka Gudaha
Magaalada Jigjiga oo laga bilaabay talaalka ka-hortaga Caabuqa Covid-19.
Addis Ababa,Mar 13, 2021 (Megabit 04,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Magaalada Jigjiga ayaa maanta oo sabti laga daahfuray talaalka ka-hortaga Caabuqa Covid-19.
Madaxwaynaha DDS mudane Mustafe…
Agaasimaha bangiga adduunka ee Wadamada Itoobiya,Koonfurta-sudan,Eretariya, Iyo Suudaan Oo gaadhay…
Addis Ababa,Mar 12, 2021 (Megabit 03,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Agaasimaha bangiga adduunka ee Wadamada Itoobiya,Konfurta-sudan,Eretaria, Iyo Sudan ayaa gaadhay Jigjiga.
Madaxwaynaha DDS…
Xuska 3aad ee todobaadka dhaqanka Deegaanka Soomalida oo 11-ka bisha Magaabit lagu qaban doono…
Addis Ababa,Mar 12, 2021 (Megabit 03,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Xuska 3aad ee todobaadka dhaqanka Deegaanka Soomalida ayaa 11-ka bishan Magaabit lagu qaban doona magaalada Jigjiga.…
Maxkamada darajada koowaad oo damaanad kusii daysay Khayriya Ibraahim oo ahayd afhayeenkii hore ee…
Addis Ababa,Mar 11, 2021 (Megabit 02,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Maxkamadda Darajada Koowaad ee Federaalka ayaa xukuntay in damaanad lagu sii daawo Khayriya Ibrahim oo ahayd afhayeenkii hore ee…
Dhismaha waddooyinka laamiga ah ee Magaalada Jigjiga Oo si xawli ah u socda.
Addis Ababa,Mar 11, 2021 (Megabit 02,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Dhismaha waddooyinka laamiga ah ee Magaalada Jigjiga ayaa si xawli ah looga shaqaynayaa.
Magaalada Jigjiga Ee Xarunta Deegaanka…
Wafti kasocda dalkan Itoobiya oo gaadhay dalka Jabuuti
Addis Ababa,Mar 11, 2021 (Megabit 02,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Wafti uu hogaaminayay Taliyaha guud ee Booliska Federaalka dalkan Itoobiya General, Demelash Gebremichael ayaa fiidnimadii xalay…
NEBE oo sheegtay in lasoo gebagebeeyay diwaangelintii musharaxiinta
Addis Ababa,Mar 10, 2021 (Megabit 01,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Hay,adda doorashada ee dalkan Itoobiya (NEBE) ayaa sheegtay in shalay lasoo gebagebeeyay diwaangelintii musharaxiinta,waxayna…
Dalkan Itoobiya oo laga bilaabayo tallaalka cudurka Covid-19
Addis Ababa,Mar 10, 2021 (Megabit 01,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Dalkan Itoobiya ayaa waxa maalinta sabtida ee soo socota laga bilaabayaa tallaalka cudurka Covid-19.
warbixin ay soo saartay…
Itoobiya iyo Bankiga adduunka oo kala saxeeday heshiiis gargaar oo dhan 137.35 Milyan oo Dollarka…
Addis Ababa,Mar 10, 2021 (Megabit 01,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Itoobiya iyo Bankiga adduunka ayaa kala saxeeday heshiiis gargaar oo dhan 137.35 Milyan oo Dollarka Maraykanka ah.
Deeqdaas…
Xafiiska Deegaanka,Kaymaha iyo Isbedelka Cimilada DDS oo Sheegay in guud ahaanba La Joojiyey Ka…
Addis Ababa,Mar 09, 2021 (Yekatit 30,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Xafiiska Deegaanka,Kaymaha iyo Isbedelka Cimilada DDS Ayaa Sheegay In Guud Ahaanba La Joojiyey Ka Ganacsiga Sharci Darada Ah Ee…