Browsing Category
Wararka Gudaha
dhowr qof oo Itoobiyaan ah, oo ku dhintay dab ka kacay xarun lagu xidho muhaajiriinta oo ku taal…
Addis Ababa,Mar 09, 2021 (Yekatit 30,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Wasaaradda arrimaha Dibadda ee dalkan Itoobiya (MoFA) ayaa sheegtay in dhowr qof Itoobiyaan ahi ku dhinteen dab maalinnimadii…
Imtixaanka Qaran ee 12aad-ka oo saaka Jigjiga ka bilaabmay
Addis Ababa,Mar 08, 2021 (Yekatit 29,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Waxa saaka guud ahaan deegaanka ka bilaambay imtixaanka fasalka 12aad.
Maanta oo ay taariikhdu kubeegan tahay 29 Bisha Yakaatiit…
Deegaanka Somalida oo Noqday Deegaankii 2aad Ee Laga Hirgalinayo Adeega Internetka ee 4G
Addis Ababa,Mar 05, 2021 (Yekatit 26,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Shirkada isgaadhsiinta laanta Deegaanka iyo Qandaraaslayaasha fulinaya adeegani ayaa yeeshay Kulan lagaga wada Xaajoonayey sidii…
Magaalada Jigjiga oo lagu qabtay shirkii Qiimaynta warbxinta waxqabadka 6dii Bilood Ee la Soo Dhafay…
Addis Ababa,Mar 04, 2021 (Yekatit 25,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Shirkii Qiimaynta warbxinta waxqabadka 6dii Bilood Ee la Soo Dhafay Ee Xafiisyada Abaabulka iyo ka Qaybka Bulshada Ee Biyo…
WFP oo sheegtay inay si dhakhso leh kor ugu qaadayso taageero ay u fidiso deegaankaTigray
Addis Ababa,Mar 04, 2021 (Yekatit 25,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Agaasimaha fulinta ee Barnaamijka Cuntada Adduunka ee (WFP), David Beasley, ayaa sheegay in ururkiisu uu si xawli ah u kordhinayo…
Inkabadan 1300 oo ardey oo wax kabarta dugsiga sare ee jigjiga oo u fadhiisan doona imtixaanka…
Addis Ababa,Mar 03, 2021 (Yekatit 24,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Inkabadan 1300 oo ardey oo wax kabarta dugsiga sare ee jigjiga ayaa u fadhiisan doona imtixaanka fasalka 12 aad ee loogu gudbayo…
RW Abiy Axmed iyo xoghayaha arrimaha dibedda Maraykanka oo khadka teleefanka kuwada hadlay
Addis Ababa,Mar 03, 2021 (Yekatit 24,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Ra’iisal wasaare Abiy Axmed iyo xoghayaha arrimaha dibedda Mareykanka Antony J. Blinken ayaa shalay salaasadii ku wada hadlay…
Ururka ONLF oo sheegay in ay diyaar u yihiin ka qaybgalka doorashada 6aad ee dalka ka dhici doonta.
Addis Ababa,Mar 02, 2021 (Yekatit 23,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Ururka ONLF ayaa sheegay in ay diyaar u yihiin ka qaybgalka doorashada 6aad ee dalka ka dhici doonta bisha Juun ee soo socota.…
RW Abiy oo dadweynaha Itoobiya ugu hambalyeeyay guushii laga soo hooyay xuska 125aad ee Adhwa
Addis Ababa,Mar 01, 2021 (Yekatit 22,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Ra'iisal wasaare Abiy Axmed ayaa dadweynaha Itoobiya ugu hambalyeeyay guushii laga soo hooyay xuska 125aad ee Adhwa,taas oo sannad…
Madaxwayne Mustafe oo qaabilay Guuleed ibraahim iyo hooyo Deeqa
Addis Ababa,Mar 01, 2021 (Yekatit 22,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Madaxwayne Mustafe Muxumed Cumar ayaa qaabilay Guuleed ibraahim iyo hooyo Deeqa.
Xaflad kooban oo lagu qabtay gudaha…