Browsing Category
Wararka Gudaha
Maamuuska Maalinta Caalamiga Ah Ee Afka Hooyo Iyo Dah-furka Buuga Covid 19 oo Ka Qabsoomay Magalada…
Addis Ababa,Feb 21, 2021 (Yekatit 14,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Munaasibad ay iska kashadeen xafiiska dhaqanka iyo dalxiiska,Mac'adka darasaadka Afka somaliga iyo suugaanta ee jamacada jigjiga,…
22 Magaalo oo katirsan Magaalooyinka Deegaanka Soomaalida oo Helay Adeega laydhka Sanad…
Addis Ababa,Feb 20, 2021 (Yekatit 13,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Anteeneh Geetaajaw Madaxa Waaxda Qorshaynta Shirkada Quwada korontada Itoobiya laanteeda Deegaanka Soomaalida oo SRTV Wax…
Maalqabeeno udhashay dalka Turkiga Oo Jigjiga gaadhay.
Addis Ababa,Feb 18, 2021 (Yekatit 11,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Maalqabeenadan oo kasoo Dagay Garoonka Diyaaradaha ee Garaad Wiil waal ayaa waxaa Qaabilay Masuuliyiin kaladuwan oo katirsan…
Shir Ujeedadisu Tahay Qiimaynta Xaalada Saadasha Hawada Ee Dhanka Cimilada 4tii Bilood Ee Lasoo…
Addis Ababa,Feb 17, 2021 (Yekatit 10,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Shirkan oo ay ujeedadisu tahay dib u eegida xaalada cimilada iyo udiyaargarawga cimilada 4 bilod ee soo socota ayaa ka qabsoomay…
Hay’adda gaadiidka ee magaalada Addis Ababa oo bedelaysa in ka badan 10 kun oo noocoodu yahay…
Addis Ababa,Feb 17, 2021 (Yekatit 10,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Hay’adda gaadiidka ee magaaladan Addis Ababa ayaa sheegtay in tagaasi cusub lugu bedalayo 10 kun iyo shan boqol oo noocoodu ahaa…
Japan oo deegaanka Tigray ugu deeqday 265 Milyan oo Birr.
Addis Ababa,Feb 17, 2021 (Yekatit 10,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Japan ayaa dadkii ay waxyeellooyinku kasoo gaadheen iyo dadkii ku barakacay degaanka Tigray ugu deeqday 265 Milyan oo Birr.…
RW-kuxigeenka oo safar shaqo ku tegaya dalka Hindiya
Addis Ababa,Feb 16, 2021 (Yekatit 09,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Ra’iisal wasaare kuxigeenka ahna Wasiirka Arimaha Dibada ee dalkan Itoobiya, Demeke Mekonnen, ayaa maanta socdaal ku tegaya dalka…
Maayar-kuxigeenka magaaladdan Addis Ababa iyo safiirka Israel ee Itoobiya oo ka wada hadlay arrimo…
Addis Ababa,Feb 16, 2021 (Yekatit 09,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Kuxigeenka Duqa Magaaladan Addis Ababa, Adanech Abiebie iyo Safiirka Israel Raphael Morov ayaa ka wada hadlay arrimo badan oo ay ka…
Maamulka Magaalada jigjiga iyo Hay’adaha Mercy Corps iyo DRC Oo Kala Saxeexday Heshiis Hal…
Addis Ababa,Feb 16, 2021 (Yekatit 09,2013 T.I (FBC/SOMALI)-heshiiskan ay kala saxeexdeen maamulka magaalada jigjiga iyo hay'adahan caalamiga ah iyo sidoo kale xafiiska curinta iyo…
RW kuxigeenka oo xadhiga ka jaray safaaradda dalkan Itoobiya ee Turkiga
Addis Ababa,Feb 15, 2021 (Yekatit 08,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Ra’iisal wasaare kuxigeenka ahna wasiirka arrimaha dibada ,Demeke Mekonnen ayaa xadhiga ka jaray safaarada dalkan Itoobiya uu ku…