Browsing Category
Wararka Gudaha
270 arday oo ka qalinjebiyay Kuliyada Farsamada iyo Xirfahada Qabridahar
Addis Ababa,Feb 14, 2021 (Yekatit 07,2013 T.I (FBC/SOMALI)-270 Arday Oo Ah Dufcadii 5aad Ee Wax kabaranaysay Kuliyada Farsamada iyo Xirfahada Qabridahar Ayaa Kaqalin Jabisay Kuliyadaasi.…
622 arday oo ah dufcaddii kowaad oo ka qalinjebiyay Jaamacadda Qabridahar
Addis Ababa,Feb 13, 2021 (Yekatit 06,2013 T.I (FBC/SOMALI)-622 arday oo ah dufcadii ugu horeysay ayaa saaka ka qalin jabijaya jaamacada Qabridahar ayaa loo qabtay xaflada qalinjabinta,kuwaas…
Wasiirka Waxbarashada oo iclaamiyay waqtiga la gelayo imtixaanka fasallada 12aad ee dalka
Addis Ababa,Feb 11, 2021 (Yekatit 04,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Wasiirka Waxbarashada Getahun Mukaraba ayaa iclaamiyay in imtixaanka shahaadiga ah ee qaran ee fasallada 12-aad oo markii hore loo…
Guddiga Shaqo-abuurka oo lixdii bilood ee la soo dhaafay abuuray 1.7 Milyan oo Shaqooyin ah
Addis Ababa,Feb 11, 2021 (Yekatit 04,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Guddiga Shaqo-abuurka ayaa ku dhawaaqay in lixdii bilood ee la soo dhaafay ay abuureen 1.7 Milyan Shaqooyin cusub oo qaybo kala…
Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo bilaabay in ay qalabka doorashooyinka geeyaan goobaha codbixinta…
Addis Ababa,Feb 10, 2021 (Yekatit 03,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Guddiga doorashooyinka Qaranka Itoobiya ee loo soo gaabiyo (NEBE) ayaa sheegay inay maanta wixii ka dambeeya bilaabayaan u qaybinta…
Magaalada Jigjiga oo saaka laga furay Tarkanka Ciyaaraha gobollada DDS
Addis Ababa,Feb 09, 2021 (Yekatit 02,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Waxaa saaka si rasmi ah uga furmay garoonka ciyaaraha ee jigjiga tartanka ciyaaraha gobolada iyo maamul magaalooyinka.
Waxaana…
Wasaaradda caafimaadka dalkan Itoobiya oo sheegatay in xoogga la saarayso sidii dalka loo keeni…
Addis Ababa,Feb 09, 2021 (Yekatit 02,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Wasaaradda caafimaadka dalkan Itoobiya ayaa sheegatay in xoogga la saarayso sidii loo keeni dalka ilaa 9 Milyan oo ah tallaalka…
Shacabka ku dhaqan gobolka Wolayta ee deegaanka Shucuubta Koonfureed oo dhigay isu-bax ballaadhan oo…
Addis Ababa,Feb 08, 2021 (Yekatit 01,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Isu-soobax ballaadhan oo taageero loogu muujinayay RW Abiy Axmed ayaa ka dhacay gobolka wolayta ee deegaanka Shucuubta Koonfureed.…
Shacabka Magaalada jigjiga oo dhigay dibad bax nabadeed oo ay ku taageerayaan RW Dr Abiy Axmed
Addis Ababa,Feb 07, 2021 (Dir 30,2013 T.I (FBC/SOMALI)-shacab tiro badan oo si iskood ah usoo baxay ayaa soo buux dhaafiyay garoonka kubada cagta magaalada jig-jiga kuwaasoo ujeedadoodu…
RW Abiy Axmed oo ka qaybgalay Shir-madaxeedkii 34aad ee Golaha Midowga Afrika
Addis Ababa,Feb 06, 2021 (Dir 29,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Ra'iisal wasaare Abiy Axmed iyo waftigiisa ayaa hadda ka qeyb galay shir-madaxeedka kal-fadhiga 34aad ee Caadiga ah ee Golaha Midowga…