Browsing Category
Wararka Gudaha
Xafiiska horumarinta magaalooyinka iyo dhismaha ee DDS iyo Shirka isgaadhsiinta dalka ee…
Addis Ababa,Feb 05, 2021 (Dir 28,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Xafiiska horumarinta magaalooyinka iyo dhismaha ee DDS iyo Shirka isgaadhsiinta dalka ee Ethiotelecom ayaa kala sexeexday heshiis…
RW Abiy oo kulan wadaxaajood la yeeshay Xoghayaha Cusub arrimaha dibedda Mareykanka
Addis Ababa,Feb 05, 2021 (Dir 28,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Ra'iisal wasaare Abiy Axmed ayaa wadaxaajood la yeeshay xoghayaha cusub ee arrimaha dibedda Mareykanka Antony Blinken.
Ra'iisul…
Safiirka Itoobiya u jooga Suudaan oo eedaymo kulul u jeediyay dalka Suudaan
Addis Ababa,Feb 04, 2021 (Dir 27,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Safiirka dalkan Itoobiya u jooga Suudaan, Yibletal Aimro ayaa sheegay in Suudaan ay sameysay qalad taariikhi ah ,ka dib markii ay kusoo…
Xisbiyada Barwaaqo iyo United Russia oo kala saxeexday heshiis wadashaqayneed
Addis Ababa,Feb 03, 2021 (Dir 26,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Xisbiga Barwaaqo (PP) ee Itoobiya iyo Xisbiga United Russia Party ee Ruushka ayaa kala saxiixday heshiis is afgarad ah oo ay ku wada…
Aqalka Golaha Wakiiladda oo dib u eegis ku sameeyay xeerarka doorashada ,diwaangelinta xisbiyada iyo…
Addis Ababa,Feb 02, 2021 (Dir 25,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Aqalka Golaha Wakiiladda JDFI ayaa kal-fadhigoodii caadiga ahaa, waxay ku meel mariyeen go'aanno dib-u-eegis in lagu sameeyo u baahnaa…
Isu-soobax ballaadhan oo taageero loogu muujinayay RW Abiy Axmed oo ka dhacay meelo badan oo ka…
Addis Ababa,Feb 02, 2021 (Dir 25,2013 T.I (FBC/SOMALI)- Dadweyne aad u tiro badan ayaa sabaxnimadii saaka isu-soobax ballaadhan ka dhigay Deegaanka Oromiya ,kaas oo ay taageero ugu…
RW ku-xigeenka oo kulan la qaatay madaxa hay’adda Qaramada midoobay u qaabilsan arrimaha…
Addis Ababa,Feb 01, 2021 (Dir 24,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Ra'iisal wasaare ku-xigeenka ahna wasiirka arrimaha dibadda, Demeke Mekonnen ayaa kulan dhinacyo badan taabanaya la qaatay madaxa…
Wasiirka Biyaha, Waraabka iyo Tamarta ee dalkan Itoobiya oo sheegay in dhismihii biyo-xidheenku uu…
Addis Ababa,Jan 31, 2021 (Dir 23,2013 T.I (FBC/SOMALI)- Wasiirka Biyaha, Waraabka iyo Tamarta ee dalkan Itoobiya ,Seleshi Bekele ayaa sheegay in Dhismaha biyo-xidheenka weyn ee Itoobiya…
RW Abiy oo indha-indhayn ku tegay Beero waraab oo ku yaalla Deegaanka Oromiya
Addis Ababa,Jan 30, 2021 (Dir 22,2013 T.I (FBC/SOMALI)- Ra'iisal wasaare Abiy oo ay wehliyaan masuuliyiin sar sare oo katirsan dowlada ayaa booqasho ku tagay dhul beereed kuyaala deegaanka…
Dalalka Itoobiya iyo Soomaaliya oo kawada xaajooday arrimo khuseeya labada dal iyo gobolkaba
Addis Ababa,Jan 29, 2021 (Dir 21,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Ra’iisal wasaare ku-xigeenka ahna wasiirka arrimaha dibadda ee dalkan Itoobiya Demeke Mekonnen ayaa shalay xafiiskiisa ku qaabilay…