Browsing Category
Wararka Gudaha
Madaxweyne Mustafe oo gaadhay magaalada Diri-dhabe
Addis Ababa,Jan 29, 2021 (Dir 21,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Madaxwayne mustafe oo shalay Magaalada bahardhaar kaga qayb galay, shir heer qaran ah ayaa magaalada diri-dhabe kasoo dagay waxaana soo…
132 Dirawal Oo Ciidanka Xoogga Gaarka Ah Ayaa Loofuray Tababar Kusahabsan Anshaxa Wadida Gaadiidka
Addis Ababa,Jan 28, 2021 (Dir 20,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Tabarkan oo ay si wada jira usoo agaasimeen xafiiska taliska sare ee ciidanka xooga gaarka ah,xafiiska jidadka iyo gaadiidka iyo…
Madaxweyne Mustafe:Ka takhalusiddii kooxdii fallaagowday ee TPLF waa mid ka nixisay kooxaha neceb…
Addis Ababa,Jan 28, 2021 (Dir 20,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Madaxweynaha DDS Mudane Mustafe Muxumed Cumar ayaa sheegay in ka takhalusiddii kooxdii fallaagowday ee TPLF ay tahay mid ka nixisay…
Ra’iisal Wasaare Abiy Axmed oo maanta booqday xarunta farsamaynta xubnaha macmalka ah ee dadka
Addis Ababa,Jan 28, 2021 (Dir 20,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Ra’iisal wasaare Abiy Axmed ayaa maanta booqday xarunta farsamaynta xubnaha macmalka ah ee dadka ee ku taala magaaladan Addis Ababa.…
Shirkadda AstraZeneca oo wasaaradda caafimaadka ugu deeqday 150 mashiin oo bukannada ka caawinaya…
Addis Ababa,Jan 27, 2021 (Dir 19,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Shirkadda AstraZeneca oo daawooyinka iyo agabka caafimaadka soo saarta ayaa ugu deeqday wasaaradda caafimaadka ee dalkan Itoobiya 150…
Maxaa kasoo baxay shirkii maalgashiga ee magaaladda Jigjiga ka qabsoomay?
Addis Ababa,Jan 27, 2021 (Dir 19,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Shirkii maalgashiga ee dawladda deegaanka Somalida uuna soo qaban qaabiyey Xafiiska maalgashiga iyo Qurbajoogta, oo ka socday…
Dhismaha Garoonka Diyaaradaha (Terminal) Miraad Leyli ee Magaalada Goday oo dhismihiisa maanta…
Addis Ababa,Jan 26, 2021 (Dir 18,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Dhismahan oo ah mid casri ah oo dhamaan loo dhamaystirayo maqaamka ka dhigaya mid heer caalami ah, ayaa lahaan doona qaybaha…
Shirwaynaha Maalgashiga Deegaanka Soomaalida oo si rasmi ah uga furmay Magaalada Jigjiga.
Addis Ababa,Jan 25, 2021 (Dir 17,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Shirkan oo ah kii ugu horeeyey ee noociisa ah ee lagu qabto deegaanka soomaalida ayaa waxaa ka soo qayb-galay Maalgashadayaal u badan…
Madaxweyne Sahle-work oo safar shaqo ku tagtay Tanzaaniya
Addis Ababa,Jan 25, 2021 (Dir 17,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Madaxweynaha JDFI Sahle-Work Zewde ayaa safar shaqo oo rasmi ah ku tagtay dalka Tanzaaniya.
Markii ay gaadheen Tanzaaniya waxa…
Shirkii Qiimaynta Warbixinta Waxqabadka Xafiisyada heer Deegaanka iyo Gobolada oo la soo…
Addis Ababa,Jan 25, 2021 (Dir 17,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Shirkan Qiimaynta warbixinta waxqabadka Lixdii bilood ee la soo dhaafay ee xafiisyada heer deegaan iyo Gobollada oo shan maalmood…