Browsing Category
Wararka Gudaha
Booliiska deegaanka Oromada oo sifeeyay 370 xubnood ka tirsanaa fallaagada Oneg-Shene
Addis Ababa DEC 10, 2020 (Tehsas 01,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Bishii lasoo dhaafay waxa la sifeeyay xubno ka tirsanaa Oneg Shene oo tiradodu dhammayd 370.
Warbixintan oo aanu ka helnay…
ku dhawaad kun saraakiil milateri ah oo u afduubnaa budhcadda TLPFoo lasoo badbaadiyay
Addis Ababa DEC 10, 2020 (Tehsas 01,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Ku dhawaad 1,000 askari oo isugu jira saraakiil sarsare iyo qaybaha kala duwan ee ciidamada millateriga oo ay afduubeen kooxda…
RW Abiy oo gaadhay Magaalo-xuduudeedka Mooyaale
Addis Ababa DEC 09, 2020 (Hidar 30,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Ra’iisal wasaare Abiy Axmed ayaa gaadhay magaalo-xuduudeedka Moyale,isaga oo booqasho rasmi ah oo labo maalmood qaadanaysa ku tagaya…
Wasiir Muferixaat iyo Wasiir kuxigeenka arrimaha dibada ee Talyaaniga oo khadka taleefanka kuwada…
Addis Ababa DEC 09, 2020 (Hidar 30,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Wasiirka Nabadda ee dalkan Itoobiya Marwo Muferixaat Kaamil ayaa khadka taleefanka kula xidhiidhay wasiir kuxigeenka arrimaha dibada…
Xisbiga barwaaqo oo wacad ku maray in uu xoojinayo Nabadda ,horumarka iyo dimuqraadiyadda
Addis Ababa DEC 07, 2020 (Hidar 28,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Guddiga Fulinta ee Xisbiga Barwaaqo (PP) ayaa soo gabagabeeyay kulankoodii qaatay labada maalmood ,iyaga oo kaso saaray go,aanno…
RW Abiy: Hawshii dib u dhiska deegaanka Tigray way bilaabatay
Addis Ababa DEC 06, 2020 (Hidar 27,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Raiisel wasaare Abiy Axmed ayaa ku dhawaaqay bilaabidda dib u dhiska kaabayaasha dhaqaalaha ee deegaankaTigray.
"hawshii dib u…
Xisbiga Barwaaqo oo berri yeelanaya kalfadhigiisii caadiga ahaa
Addis Ababa DEC 03, 2020 (Hidar 24,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Xubnaha Guddiga Fulinta ee Xisbiga Barwaaqo (PP) ayaa maalinta berri ah yeelanaya kalfadhigoodii caadiga ahaa.
Kulankan ay iskugu…
Itoobiya iyo bankiga adduunka oo kala saxeexday heshiis lacageed oo ku kacaya $512 Milyan
Addis Ababa DEC 03, 2020 (Hidar 24,2013 T.I) (FBC/SOMALI)-Bankiga adduunka ayaa dalkan Itoobiya gacanta ka geliyay qadar lacageed oo dhan ''$512.5 Milyan'' oo deeq iyo dayn isugu jira ,si…
Itoobiya iyo QM oo kulan ka yeeshay Hannaanka dib Loogu Soo Celinayo Adeegyadii bulshada ee…
Addis Ababa DEC 03, 2020 (Hidar 24,2013 T.I) (FBC/SOMALI)-Danjiraha iyo wakiilka joogtada ah ee Itoobiya u fadhiya qaramada midoobay Taye Atske Selassie, ayaa kulan la qaadatay kaaliyaha…
Cutubyo ka tirsan ciidamada sida gaarka u ah tababaran ee Booliiska federaalka iyo koox dambi…
Addis Ababa DEC 03, 2020 (Hidar 24,2013 T.I) (FBC/SOMALI)-Kamaadooska gaarka ah ee ciidamada Booliiska federaalka iyo waaxda dambi baadhista ayaa gudaha u galay magaalada Maqalle si ay…