Browsing Category
Wararka Gudaha
Af-hayeenkii hore ee aqalka federeeshanka oo isku soo dhiibtay ciidamada federaalka.
Addis Ababa DEC 02, 2020 (Hidar 23,2013 T.I) (FBC/SOMALI)-Khayriya Ibrahim oo kamid ahayd 9-ka xubnood ee Gudiga Fulinta ee kooxda TPLF, ayaa isu dhiibtay ciidamada federaalka.
Khayriya…
RW Abiy oo kulan la qaatay xisbiyada siyaasadda iyo ururada bulshada rayidka ah ee dalka
Addis Ababa DEC 02, 2020 (Hidar 23,2013 T.I) (FBC/SOMALI)-Ra’iisal wasaare Abiy Axmed ayaa kulan wada xaajood isugu yeedhay xisbiyada siyaasada iyo ururada bulshada rayidka ah (CSOs) iyadoo…
Wasiirka arrimaha dibada JDFI Demeke Mekonnen oo kulan la qaatay Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada…
Addis Ababa DEC 02, 2020 (Hidar 23,2013 T.I) (FBC/SOMALI)-Ra'iisal wasaare kuxigeenka JDFI ahna Wasiirka Arimaha Dibada Demeke Mekonnen ayaa isniintan maanta ah xafiiskiisa ku qaabilay…
Golaha Wakiillada JDFI oo ansixiyay xaaladdii degdega ahayd ee lagu soo ragay deegaanka Tigray-ga
Addis Ababa Nov 05, 2020 (Tiqimti 27,2013 T.I) (FBC/SOMALI)-Golaha Wakiilada JDFI ayaa cod aqlabiyad ah ku ansixiyay Xaaladda Degdegga ah ee ay Golaha Wasiiraddu kusoo rogeen deegaanka…
Guddoomiyaha Golaha kumeel-gaadhka ah ee Suudaan oo soo gaadhay dalkan Itoobiya
Addis Ababa Nov 01, 2020 (Tiqimti 22,2013 T.I) (FBC/SOMALI)-Guddoomiyaha Golaha Kumeelgaadhka ah ee dalka Suudaan Jen Cabdil Fattaax Al-Burhan ayaa saacadihii hore ee saaka soo gaadhay…
Wadaxaajoodyadii biyo xidheenka ee uu Midowga Afrika Gadhwadeenka ka ahaa oo berri bilaabmaya
Addis Ababa Oct 26, 2020 (Tiqimti 16,2013 T.I) (FBC/SOMALI)-Wadaxaajoodkii biyo-xidheenka weyn ee Itoobiya (GERD) ee Midowga Afrika (AU) gadhwadeenka ka ahaa una dhaxeeyay dalalka Itoobiya,…
Ku dhawaad 132 qof oo Itoobiyaan ah ayaa saaka dib ugu soo laabtay dalkooda
Addis Ababa Oct 21, 2020 (Tiqimti 11,2013 T.I) (FBC/SOMALI)-Ku dhawaad 132 qof oo Itoobiyaan ah ayaa saaka dib uga soo guryo noqday caasimada dalka Lubnaan ee Beyruut
Markii ay soo…
Xaaladdaha feyraska ee dalkan Itoobiya oo kor u dhaafay Sagaashan Kun
Addis Ababa Oct 21, 2020 (Tiqimti 11,2013 T.I) (FBC/SOMALI)-Kiisaska feyraska ee dalkan Itoobiya ayaa kor u dhaafay Sagaashan kun oo xaaladood ka dib markii ay shalay wasaaradda caafimaadku…
RW Abiy:dhaqaalaha Itoobiya waxa sannadkii hore ku kordhay boqolkiiba 6.1
Ababa Oct 19, 2020 (Tiqimti 09,2013 T.I) (FBC/SOMALI)-Ra’iisal wasaare Abiy Axmed ayaa daaha ka qaaday in dalkan Itoobiya uu sameeyay koboc dakhli dhaqaale oo lagu qiyaasay 6.1 boqolkiiba ,…
kulan lagu taageerayo biyo-xidheenka weyn ee Itoobiya oo halku dhig looga dhigay “Caddaaladda Iyo…
Ababa Oct 18, 2020 (Tiqimti 08,2013 T.I) (FBC/SOMALI)-Urur ay ku bahoobeen bulshada rayidka ah oo loogu magac daray Cadaalada Bini'aadantinimada oo kaashanaya golaha garanka ee isuduwidda…