Browsing Category
Wararka Gudaha
RW iyo marwada koowaad oo gaadhay magaalada Bahir Dar
Ababa Oct 07, 2020 (Maskerem 27,2013 T.I) (FBC/SOMALI)-Ra’iisal wasaaraha JDFI DR.Abiye Axmed iyo marwada koowaad ‘’zinaash Tayajju’’ ayaa ka qayb galay munaasibad furitaan goob warshadeeed…
Aqalka sare iyo jaamacdda Addis Ababa oo wada gaadhay heshiis cimibaadhiseed
Ababa Oct 05, 2020 (Maskerem 25,2013 T.I) (FBC/SOMALI)-Afhayeenka Aqalka Golaha federeeshanka mudane Aadan Faarax ayaa sheegay in jaamacadda Addis Ababa loo xushay xog ka keenista arrimo…
Danjiraha Itoobiya u joogaya Aljeeriya oo laga guddoomay waraaqihii aqoonsiga danjerimo
Ababa Oct 01, 2020 (Maskerem 21,2013 T.I) (FBC/SOMALI)-Safiirka dalkan Itoobiya u joogaya dalka AlJeeriya, Nebiyat Getachew ayaa Waxa waraaqihii aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay…
Wefti ballaadhan oo ka socda Itoobiya oo kulan la qaatay masuuliyiin sare oo dawladda Suudaan ah
Ababa Oct 01, 2020 (Maskerem 21,2013 T.I) (FBC/SOMALI)-Wafdi ka socda dalkan Itoobiya oo uu hogaaminayo wasiirka arrimaha dibada JDFI Gedu Andargachew, ayaa shalay magaalada Khartuum kula…
Booliiska federaalka oo dhoolastusyo kala duwan kusoo bandhigay magaalada Addis Ababa
Ababa Sep 30, 2020 (Maskerem 20,2013 T.I) (FBC/SOMALI)-Booliiska Federaalka ee JDFI ayaa maanta dhoolatus kusoo bandhigay magaalada Addis Ababa gaar ahaan fagaaraha Meskel Square kaas oo…
Labada Gole ee JDFI oo kal-fadhi wadajir ah yeelanaya
Ababa Sep 30, 2020 (Maskerem 20,2013 T.I) (FBC/SOMALI)-Labada Gole ee Golaha Wakiilada JDFI (HPR) iyo Golaha Aqalka Federeeshanka (HoF) ayaa maalinta isniinta ee soo socota yeelanaya…
Sanduuqa qurbajoogta Itoobiya oo shaqaalaha caafimaadka ugu deeqay 6.6 milyan oo gacmo-gashi
Ababa Sep 28, 2020 (Maskerem 18,2013 T.I) (FBC/SOMALI)-Sanduuqa Qurbajoogga Itoobiya 'EDTF' ayaa shaqaalaha caafimadka ee dalkan Itoobiya ugu deeqay 6.6 milyan oo gacmo-gashi (Gloves) si…
Tirada ka bogsatay feyraska koroona ee dalkan Itoobiya oo kor u dhaaftay Soddon Kun
Ababa Sep 28, 2020 (Maskerem 18,2013 T.I) (FBC/SOMALI)-Wasaaradda caafimaadka ayaa shalay diiwaangelisay 632 xaaladood oo cusub ka dib markii baadhitaan shaybaadh lagu fuliyay 6,631 qof ,…
Tirada kiisaska feyraska ee dalkan Itoobiya oo kor u dhaaftay Toddobaatan Kun
Ababa Sep 23, 2020 (Maskerem 13,2013 T.I) (FBC/SOMALI)-Tirada kiisaska feyraska COVID-19 ee dalkan Itoobiya ayaa kor u dhaafay 70,000 kadib markii ay shalay wasaaradda caafimaadku…
Maayer-kuxigeenka magaalada Addis Ababa oo gaadhay magaalada Samaara ee deegaanka Canfarta
Ababa Sep 20, 2020 (Maskerem 10,2013 T.I) (FBC/SOMALI)-Kuxigeenka duqa magaaladan Addis Ababa marwo Adanech Abiebie, ayaa gaadhay magaalada Samaara ee deegaanka Canfarta ,si ay gargaar…