Browsing Category
Wararka Gudaha
Xeer-ilaalinta oo 24 shaqsi oo uu ku jiro Jawaar Maxamed kusoo oogtay falal argagixiso
Ababa Sep 20, 2020 (Maskerem 10,2013 T.I) (FBC/SOMALI)-Xeer-ilaalinta JDFI ayaa shalay 24 qof oo ay ku jiraan Jawar Siraj Maxamed, Bekele Gerba, Xamza Cadnaan iyo shaqsiyaad kale ku soo…
Aqalka golaha wakiillada oo yeelanaya kal-fadhigoodii saddexaad ee aan caadi ahayn
Ababa Sep 17, 2020 (Maskerem 7,2013 T.I) (FBC/SOMALI)-Golaha wakiiladda JDFI ayaa maalinta jimcaha ee berri ah yeelanaya kal-fadhigiisii saddexaad ee aan caadiga ahayn.
War-saxaafadeed…
Wasiirka arrimaha dibada oo kulan la qaatay danjiraha dalka shiinha ee Itoobiya
Ababa Sep 16, 2020 (Maskerem 6,2013 T.I) (FBC/SOMALI)-Wasiirka arrimaha dibadda JDFI, Gedu Andargachew, ayaa kulan is-xogwaraysi la qaatay safiirka Shiinaha u fadhiya dalakan Itoobiya,Tan…
Bankiga adduunka oo deeq dhan $80 Milyan u ansixiyay dalkan itoobiya si loogu taageero waxsoosaarka…
Ababa Sep 16, 2020 (Maskerem 6,2013 T.I) (FBC/SOMALI)-Xubnaha Gudiga Fulinta ee Bangiga Aduunka ayaa shalay ansixiyay deeq dhan 80 Milyan oo Doolarka maraykanka ah taas oo ka timid Ururka…
RW iyo guddiga heer qaran ee “Dine for Ethiopia” oo kula wada qaatay
Ababa Sep 16, 2020 (Maskerem 6,2013 T.I) (FBC/SOMALI)-Ra’iisal wasaare Abiy Axmed ayaa la kulmay guddiga heer qaran ee "Dine for Ethiopia" si u dejiyaan lacagta ku baxaysa maalgalinta saddex…
Tababarka hoggaamimta dhexe ee Xisbiga Barwaaqo oo ka bilaabmay Gobollada DDS
Ababa Sep 15, 2020 (Maskerem 5,2013 T.I) (FBC/SOMALI)-Waxa uu tababar maanta u furmay Hogaaminta Dhexe ee Xisbiga Barwaaqo ee Soomaalida kaasi oo ka bilaabmay 11ka Gobal ee Deegaanka.…
Dalkan Itoobiya oo soo bandhigay daabacaadda waraaqo lacageed oo cusub
Ababa Sep 14, 2020 (Maskerem 4,2013 T.I) (FBC/SOMALI)-Ra’iisal wasaaraha JDFI DR. Abiy Axmed ayaa shaaca ka qaaday in lacagta waraaqaha ah ee haatan la isticmaalo la bedelayo.
Dawladda…
RW Abiy Oo Daah-Furay Adeeg cashuur urineed oo casriya
Ababa Sep 13, 2020 (Maskerem 3,2013 T.I) (FBC/SOMALI)-Ra’iisal wasaare Abiy Axmed ayaa maalinnimadii sabtidii daah-furay barnaamij casriya ah oo cashuurta lagu ururinayo.
Ra'iisul…
Eskinder Nega oo lagu oogay fal argagixisonimo
Ababa Sep 10, 2020 (Baagume 5,2012 T.I) (FBC/SOMALI)-Dacwad oogayaasha maxkamada sare ee federaalka ayaa maanta dacwad ku soo oogay 7 eedeysane oo uu ku jiro Eskinder Nega.
Skinder Nega…
Xaflada Daahfurka mashruuca muuqaal qurxinta sheger oo maanta qabsoontay
Ababa Sep 10, 2020 (Baagume 5,2012 T.I) (FBC/SOMALI)-Xafladii daahfurka mashruuca Sheger ayaa subaxnimadii hore ee saaaka si rasmiya u qabsoontay.
Madaxweynaha JDFI Marwo Sahle-Work…