Browsing Category
Wararka Gudaha
Golaha Amniga dalka JDFI oo kulan degdeg ah isugu yimid
Ababa Sep 9, 2020 (Baagume 4,2012 T.I) (FBC/SOMALI)-Golaha Amniga Qaranka ayaa dajiyay qorshe mustaqbalka ah ,kadib markii ay wadaxaajood ka yeesheen xaaladda arrimaha amniga qaranka ee…
Tirada xaaladaha feyraska ee dalkan itoobiya oo kor u dhaaftay lixdan kun
Ababa Sep 9, 2020 (Baagume 4,2012 T.I) (FBC/SOMALI)-Wasaaradda caafimaadka dalkan Itoobiya ayaa shalay warbixinteedii maalinlaha ahayd ku diiwaangelisay 1,136 xaaladood oo cusub iyo16 qof oo…
RW Abiy oo kulan la qaatay danjirayaasha si loo xoojiyo Xidhiidhka Diblomaasiyadeed ee Wadamada…
Ababa Sep 9, 2020 (Baagume 4,2012 T.I) (FBC/SOMALI)-Ra'iisal wasaare Dr .Abiy Axmed ayaa shalay la kulmay safiirrada iyo wakiillada dalkan Itoobiya ugu matala dhanka arrimaha dibada.…
Dalkan Itoobiya oo bogaadiyay iskaashiga uu la leeeyahay shiinaha ee ka dhanka ah Covid-19
Ababa Sep 7, 2020 (Baagume 2,2012 T.I) (FBC/SOMALI)-Danjiraha Itoobiya u fadhiya Shiinaha Teshome Toga ayaa bogaadiyay iskaashiga badbaadinta nafeed ee dhanka ka hortaga COVID-19 ee ay wada…
Aqalka Federeeshanka:Doorashada Qorshaysan ee deegaanka Tigray-ga waa mid aan waafaqsanayn dastuurka
Addis Ababa Sep 6, 2020 (Baagume 1,2012 T.I) (FBC/SOMALI)-Golaha federeeshanka JDFI ayaa sheegay in qorshaha dowlad deegaanka Tigray-ga ee ah in doorashada ay qabsadaan Arbacada soo socota…
RW:Horumarka qaran waxa uu ku xidhanyahay horumarinta Mas’uuliyadda Bulshada
Addis Ababa Sep 3, 2020 (Nehaase 28,2012 T.I) (FBC/SOMALI)-Raii’sal wasaare Dr .Abiy Axmed ayaa sheegay in horumarka ummaddu, ay si aad ah ugu xidhantahay horumarinta masuuliyada bulshada.…
Wasaaradda caafimaadka dalkan Itoobiya oo diiwaangelisay 1,105 xaaladood oo cusub oo Covid-19 ah
Addis Ababa Sep 3, 2020 (Nehaase 28,2012 T.I) (FBC/SOMALI)-Wasaaradda caafimaadka dalkan Itoobiya ayaa shalay warbixinteedii maalinlaha ahayd ku diiwaangelisay 1,105 xaaladood oo cusub iyo18…
dalalka Itoobiya iyo Jarmalka oo daah-furay tartan iskaashi oo dhanka tamarta ah
Addis Ababa Sep 2, 2020 (Nehaase 27,2012 T.I) (FBC/SOMALI)-Wasaaradda Biyaha, waraabka iyo tamarta ee dalkan Itoobiya oo kaashanaysa wasaaradda heerka federaal ee dalka Jarmalka ee arrimaha…
Nabadsugidda dalalka Itoobiya iyo koonfurta Suudaan oo kala saxeexday iskaashi dhanka amniga ah
Addis Ababa Sep 2, 2020 (Nehaase 27,2012 T.I) (FBC/SOMALI)-Nabadsugidda dalalka Itoobiya iyo Koonfurta Suudaan ayaa isku raacay (ku heshiiyay) in ay ka wada shaqeeyaan arrimaha la xidhiidha…
Xisbiga barwaaqo oo tababar u furay xubnaha hoggaanka sare ee xisbiga
Addis Ababa Aug 31, 2020 (Nehaase 25,2012 T.I) (FBC/SOMALI)-Xisbiga Barwaaqo (PP) ayaa maanta magaalada Addis Ababa tababar uga furay xubnaha hoggaanka xisbiga heer federaal ee deegaannada.…