Browsing Category
Wararka Gudaha
165 ah muwaadiniin dalkan itoobiya u dhashay oo kasoo laabtay dalka lubnaan
Addis Ababa Aug 31, 2020 (Nehaase 25,2012 T.I) (FBC/SOMALI)-Muwaadiniin u dhashay dalkan Itoobiya oo tiradooda lagu qiyaasay 165 qof ayaa xalay dib ugu sooo laabtay dalka, sida ay bayaanka…
Tirada xaaladaha feyraska ee dalkan Itoobiya oo kor u dhaafay Konton Kun
Addis Ababa Aug 31, 2020 (Nehaase 25,2012 T.I) (FBC/SOMALI)-Wasaaradda caafimaadka dalkan Itoobiya ayaa shalay warbixinteedii maalinlaha ahayd ku diiwaangelisay 1,468 xaaladood oo cusub iyo…
Jaamacadda gaashaandhigga JDFI oo ay ka qalinjebiyeen 502 arday
Addis Ababa Aug 30, 2020 (Nehaase24,2012 T.I) (FBC/SOMALI)-Shan boqol iyo laba (502) arday oo bartay cilmiga Injineernimada iyo Caafimaadka ayaa maanta ka qalinjebiyay jaamacadda wasaaradda…
Dawladda Shiinaha oo Shixnaddii saddexaad oo agab caafimaad ah ugu deeqday dhigeedda Itoobiya
Addis Ababa Aug 27, 2020 (Nehaase21,2012 T.I) (FBC/SOMALI)-Dawladda Shiinaha ayaa dhowaan ku deeqday shixnaddii saddexaad ee agab caafimaad ah, si ay uga caawiso dalkan Itoobiya xakamaynta…
Hay’adda nabadsugidda qaranka Itoobiya oo fashilisay weerarro argagixiso
Addis Ababa Aug 27, 2020 (Nehaase21,2012 T.I) (FBC/SOMALI)-Hay'adda nabadsugidda iyo amniga qaranka dalkan Itoobiya (NISS) ayaa sheegtay inay wax badan ku soo kordhiyeen dhanka amniga…
Tirada dhimashada feyraska ee dalkan Itoobiya oo kor u dhaaftay Toddoba boqol
Addis Ababa Aug 26, 2020 (Nehaase20,2012 T.I) (FBC/SOMALI)-Wasaaradda caafimaadka dalkan Itoobiya ayaa shalay warbixinteedii maalinlaha ahayd ku diiwaangelisay 1,545 xaaladood oo cusub iyo17…
shirkii qiimaynta sannadlaha ahaa ee danjirayaasha dalkan Itoobiya oo maanta furmay
Addis Ababa Aug 24, 2020 (Nehaase18,2012 T.I) (FBC/SOMALI)-Shirkii sanadlaha ah ee Safiirrada, Madaxda ergooyinka iyo masuuliyiinta Wasaaradda Arimaha Dibadda ayaa maanta ka furmay Magaalada…
Wasiirka arrimaha Dibada JDFI oo sheegay in la gaadhay waqtigii la dejin lahaa habka saxda ah ee…
Addis Ababa Aug 24, 2020 (Nehaase18,2012 T.I) (FBC/SOMALI)-Wasiirka Wasaaradda Arimaha Dibadda JDFI Gedu Andargachew ayaa mar kale ku celiyey inay lagama maarmaan tahay in webiga Abay loo…
Akademiyada milateriga dalkan Itoobiya oo ay saraakiili ka qalinjebisay
Addis Ababa Aug 23, 2020 (Nehaase 17,2012 T.I) (FBC/SOMALI)-Akademiyada militariga dalkan Itoobiya ee Hayelom Araya ayaa maanta waxa ka qalin jabiyay saraakiil tababar ku qaatay cilmiga…
xaaladdaha feyraska koroona ee dalkan Itoobiya oo kor u dhaafay 39,000
Addis Ababa Aug 23, 2020 (Nehaase 17,2012 T.I) (FBC/SOMALI)-Iyada oo maalinba maalinta ka dambaysa ay xaaaladaha feyrasku kor u sii kacayaan ayaa ay wasaaradda caafimaadka ee dalkan…