Browsing Category
Wararka Gudaha
Marwada Kowaad ee Shiinaha oo agab caafimaad ku wareejisay dhiggeeda Itoobiya
Addis Ababa Aug 10, 2020 (Nehaase 4,2012 T.I) (FBC/SOMALI)-Marwada Kowaad ee Shiinaha, Peng Liyuan ayaa agab caafimaad oo loogu talo galay ka hortaga COVID-19 ugu deeeqday dalkan itoobiya…
Xisbiga Barwaaqo ee Oromada oo xilkii iyo xubinnimadiiba ka xayuubiyay saddex masuul oo sare.
Addis Ababa Aug 10, 2020 (Nehaase 4,2012 T.I) (FBC/SOMALI)-Xisbiga Barwaaqo golihiisa Oramada ayaa shaqadii ka joojiyay saddex masuul oo sarsare oo ka tirsanaa fulinta iyo golaha dhexe ee…
Xubno ka tirsan ciidanka ilaalada madaxtooyada JDFI oo kormeeray mashruuca muuaal qurxinta ee sheger
Addis Ababa Aug 9, 2020 (Nehaase 3,2012 T.I) (FBC/SOMALI)-xubno ka tirsan ciidanka ilaalada madaxtooyada JDFI ayaa maaanta booqasho ku tagay mashruuca muuqaal qurxinta ee Sheger.…
Dalkan Itoobiya oo diiwaangeliyay 564 xaaladdood oo cusub iyo 9 qof oo u dhintay covid-19
Addis Ababa Aug 6, 2020 (Hamle 30,2012 T.I) (FBC/SOMALI)-Wasaaradda Caafimaadka ee dalkan Itoobiya ayaa warbixinteedii maalinlaha ahayd ku diiwaangelisay 564 xaaladood oo cusub oo feyraska…
Maraykanka oo sheegay in uu sii wadayo iskaashiga uu la leeyahay waddamada Geeska Afrika si loola…
Addis Ababa Aug 6, 2020 (Hamle 30,2012 T.I) (FBC/SOMALI)- Taliyaha Taliska Hawlgalada Gaarka ah ee Mareykanka Gaashaanle Sare Dagvin R.M. Anderson ayaa sheegay in Mareykanku sii wadayo…
Dawladaha Itoobiya, Suudaan iyo Masar oo dib u bilaabay wadaxaajoodyadii ku saabsana biyo-xidheenka.
Addis Ababa Aug 4, 2020 (Hamle 28,2012 T.I) (FBC/SOMALI)-Dawladaha Itoobiya, Suudaan iyo Masar ayaa shalay dib u bilaabay wadaxaajoodkoodii si ay u xalliyaan khilaafkii muddada dheer soo…
Dalkan Itoobiya oo maalintii labaad diiwaangeliyay kiisaskii dhimashada feyraska ee ugu badnaa
Addis Ababa Aug 3, 2020 (Hamle 27,2012 T.I) (FBC/SOMALI)-Iyada oo maalinba maalinta ka dambaysa ay kor u sii kacayso tirada kiisaska feyraska ee dalkan Itoobiya ayaa ay Wasaaradda…
Itoobiyo oo qaadaysa olale baadhitaanno ah oo ka dhan ah Covid-19
Addis Ababa Aug 2, 2020 (Hamle 26,2012 T.I) (FBC/SOMALI)-Dalkan Itoobiya ayaa maanta si rasmi ah u bilaabaya olole tijaabo baadhitaan ah oo soconaya muddo bil ah kaas guud ahaan dalka looga…
Itoobiya oo diiwaangelisay 610 xaaladdood oo cusub iyo 14 ruux oo u dhintay feyraska 24-kii…
Addis Ababa Jul 29,2020 (Hamle 22,2012 T.I) (FBC/SOMALI)-Wasaaradda Caafimaadka dalkan Itoobiya ayaa warbixinteedii maalinlaha ahayd ku diiwaangelisay 610 xaaladood oo cusub oo feyraska…
Dalalka Itoobiya iyo Aljeeriya oo xoojinaya xidhiidhkooda.
Addis Ababa Jul 29,2020 (Hamle 22,2012 T.I) (FBC/SOMALI)-Safiirka Aljeeriya u fadhiya dalkan Itoobiya ahna Wakiilka Joogtada ah ee Ururka midawga Afrika (AU) iyo xubin ka mid ah guddiga…