Browsing Category
Wararka Gudaha
Madaxweynaha DDS Mustafe Muxumed Cumer oo maanta Daah-furay Golaha Midnimada iyo Nabadda.
Addis Ababa Jul 23,2020 (Hamle 16,2012 T.I) (FBC/SOMALI)-Golahan oo loo aasaasay midaynta iyo nabadaynta bulshada deegaanka soomaalida ayaa ka qayb qaadan doona hawla badan oo ay ugu…
Maamulka magaalada Addis Ababa oo soo saaray mashruuc1.2 M qof loogaga badbaadinayo Feyraska.
Addis Ababa Jul 23,2020 (Hamle 16,2012 T.I) (FBC/SOMALI)-Maamulka Magaaladan Addis ababa ayaa soo saaray mashruuc cusub oo lagaga hortagayo xanuunka 'COVID 19' kaas oo hadafkiisu yahay in…
Khubaro tilmaantay in hirgelida buuxinta wejigii koowaad ee biyo-xidheenka ay tahay guul…
Addis Ababa Jul 23,2020 (Hamle 16,2012 T.I) (FBC/SOMALI)-Khubarada ayaa sheegay in ku guuleysiga bilowga koowaad ee mashruuca biyo-xidheenka weyn ee Itoobiya ay muujineyso guushii…
Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha:Buuxinta biyo-xidheenka sannadkiisii ugu horreeyay waa la gaadhay.
Addis Ababa Jul 22,2020 (Hamle 15,2012 T.I) (FBC/SOMALI)-Bayaan kasoo baxay xafiiska Ra'iisul Wasaaraha dalkan Itoobiya ayaa lagu sheegay in la gaadhay buuxinta biyo-xidheenka (GERD)…
Midawga Afrika oo yeeshay kulan habka maqalka iyo muuqaalka ah si loo gorfeeyo muranka…
Addis Ababa Jul 21,2020 (Hamle 14,2012 T.I) (FBC/SOMALI)-Ururka midowga afrika ayaa maanta yeelanaya kulan ay ku qaadanayaan habka casriga tooska ah ee maqal iyo muuqaalka si looga wada…
Maxkamada heerka Federaal ee JDFI oo si buuxda howlaheedii shaqo ugu soo laabatay.
Addis Ababa Jul 20,2020 (Hamle 13,2012 T.I) (FBC/SOMALI)-Maxkamadda federaalka ee dalkan Itoobiya ayaa maanta si buuxda dib ugu soo laabatay howlaheedii shaqo ka dib Afar bilood oo…
RW Abiy oo dib ugu soo laabtay dalka ka dib safar shaqo oo uu ku tagay dalka Eritareeya.
Addis Ababa Jul 20,2020 (Hamle 13,2012 T.I) (FBC/SOMALI)-Ra’iisal wasaare Dr. Abiy Axmed ayaa xalay dalka ku soo laabtay ka dib markii uu soo gebagabeeyey booqasho shaqo oo qaadatay laba…
Muwaadin kasta oo ka faa’idaysanaya qorshaha badbaadinta caafimaadka bulshada ee 10-ka sano ee…
Addis Ababa Jul 19,2020 (Hamle 12,2012 T.I) (FBC/SOMALI)- Wasaaradda Caafimaadka dalkan Itoobiya ayaa ku dhawaaqday qorshe ay ku suurtagelinayso in muwaadin kasta uu ka faa'iideysto qorshaha…
RW Dr.Abiy Axmed oo gaadhay Asmara
Addis Ababa Jul 18,2020 (Hamle 11,2012 T.I) (FBC/SOMALI)-Ra'iisel wasaaraha Itoobiya Dr Abiy Axmed ayaa subaxnimadii hore ee saaka Gaadhay Magaalada Asmara ee dalka Eritareeya halkaas oo uu…
Itoobiya oo diiwaangelisay 344kiis oo cusub iyo 13 dhimasho oo feyraska ah.
Addis Ababa July 17,2020 (Hamle 10,2012 T.I) (FBC/SOMALI)- dalkan Itoobiya ayaa diiwaangeliyay 344 kiis oo cusub oo cudurka coronavirus ka dib markii baadhitaan sheybaadh lagu Sameeyay 7,407…