Browsing Category
Wararka Gudaha
Wefti ka socda dalkan Itoobiya oo kulan la qaatay Wasiirka arrimaha dibada Turkey-ga.
Addis Ababa July 17,2020 (Hamlee 10,2012 T.I) (FBC/SOMALI)-Wefti ka socday dalkan Itoobiya uu hogaaminayay Madaxweynihii hore ee JDFI Mulatu Teshome ayaa magaalada Ankara kula kulmay…
Dalkan Itoobiya oo diiwaangeliyay 157 kiis oo cusub , 298 bogsaday iyo 5 dhimasho ah.
Addis Ababa june 29,2020 (Senee 22,2012 T.I) (FBC/SOMALI)- 3,693 qof oo tijaabo shaybaadh lagu sameeyay 24 kii saacadood ee ugu dambeeyay waxa xanuunka saf-marka covid-19 laga helay 157…
Itoobiya oo loo ogolaaday waddamada u safri kara midawga Yurub.
Addis Ababa june 28,2020 (Senee 21,2012 T.I) (FBC/SOMALI)-Dalkan Itoobiya ayaa ka mid noqday 11 dal oo Afrikaan ah kuwaas oo loo oggolaaday in ay u safri karaan Waddamada Midowga Yurub (EU)…
Dalkan Itoobiya oo diiwaangeliyay 250 kiis oo feyraska koroona ah.
Addis Ababa june 26,2020 (Senee 19,2012 T.I) (FBC/SOMALI)- 5,414 qof oo shaybaadh lagu sameeyay 24 kii saacadood ee ugu dambeeyay waxa xanuunka saf-marka covid-19 laga helay 250 qof oo ka…
Dalkan Itoobiya oo Agab caafimaad gaadhsiiyay Jamhuuriyadda Jabuuti.
Addis Ababa june 26,2020 (Senee 19,2012 T.I) (FBC/SOMALI)- Dalkan Itoobiya ayaa deeq agab Caafimaad oo lagula tacaalayo islamarkaana lagaga hortagayo Caabuqa koronaha gaadhsiiyay…
Kenya oo ku baaqday in Biyaha Webiga Niilka si siman loo wada isticmaalo.
Addis Ababa june 26,2020 (Senee 19,2012 T.I) (FBC/SOMALI)-Xoghayaha Golaha Wasiirada, Wasaaradda Biyaha, Fayadhowrka iyo Waraabka ee Kenya -Wicily Kariuki, ayaa sheegtay in Itoobiya, Suudaan…
24 kii saac ee ugu dambeeyay dalkan Itoobiya ayaa diiwaangeliyay 141 kiis oo feyraska koroona ah.
Addis Ababa june 25,2020 (Senee 18,2012 T.I) (FBC/SOMALI)- 4,675 oo shaybaadh lagu sameeyay 24 kii saacadood ee ugu dambeeyay waxa xanuunka saf-marka covid-19 laga helay 141 qof oo ka mid…
Booliiska DDS oo gacanta ku dhigay lacag la dhacay.
Addis Ababa june 25,2020 (Senee 18,2012 T.I) (FBC/SOMALI)-Booliiska DDS ayaa gacanta ku dhigay Hanti lacageed oo dhan 300 kun oo Birr taas oo ahayd lacag laga dhacay ganacsato ka shaqaysata…
Golaha Barlamaanka JDFI oo ka dooday Sannad-Miisaaniyadeedka 2012/2013.
Addis Ababa june 25,2020 (Senee 18,2012 T.I) (FBC/SOMALI)-Guddiga Joogtada ah ee Dakhliga, Miisaaniyadda iyo Maaliyadda ee Golaha Wakiiladda JDFI ayaa maanta kala hadlay masuuliyiinta…
Guddiga doorashooyinka Qaranka JDFI oo ganafka ku dhuftay baaqii Deegaanka Tigray-ga
Addis Ababa june 24,2020 (Senee 17,2012 T.I) (FBC/SOMALI)-Guddiga doorashooyinka Qaranka JDFI (NEBE) ayaa ganafka ku dhuftay codsigii golaha Dawlad Deegaanka Tigrayga ay ku qabsanayeen…