Browsing Category
Wararka Gudaha
Suudaan oo ganafka ku dhufatay dalabkii masar ee buuxinta biyo xidheenka
Addis Ababa june 22,2020 (Senee15,2012 T.I) (FBC/SOMALI)-Dawlada Suudaan ayaa sheegtay in aanay taageersanayn qaraarkii Masar ay u gudbisay Golaha Ammaanka ee Qaramada midoobay si loo…
Dalkan Itoobiya oo bilaabay u isticmaalka daawada Dexamethasone ku Daawaynta Bukaannada Covid-19.
Addis Ababa, June 19, 2020(Senee 12, 2012 T.I)(FBC/SOMALI) - Wasaaradda Caafimaadka ayaa ku dhawaaqday in dhakhaartiirtu u adeegsan karaan bukaannada ku jira qaybta xaaladda deg-deg ah xaddi…
ku xigeenka Duqa magaalada Addis Ababa oo beeray kun geed.
Addis Ababa june 15,2020 (Senee 08,2012 T.I) (FBC/SOMALI)- Ku xigeenka Duqa Magaaladan Adis Ababa, Injineer Takelle Umma ayaa beeray kun geed midhood ah iyada oo kulankan abqaalistana ay ku…
RW Abiy oo dib ugu soo laabtay dalka ka dib markii uu soo gebagebeeyay safarkiisii Jabuuti.
Addis Ababa june 15,2020 (Senee 08,2012 T.I) (FBC/SOMALI)- Ra'iisal wasaaraha JDFI ayaa maanta dib u soo laabtay ka dib safarkii uu shalay ku tagay magaalda Jabuuti ee jamhuuriyadda DJabuuti…
Dalkan Itoobiya oo diiwaangeliyay 179 kiis oo feyraska koroona ah iyo 50 bogsasho.
Addis Ababa june 14,2020 (Senee 07,2012 T.I) (FBC/SOMALI)-Iyada oo maalinba maalinta ka dambaysa ay tirada kiisaska feyrasku sii kacayaan dalkan Itoobiya, baadhitaannadii la sameeyay 24 kii…
RW JDFI oo gaadhay Dalka Jabuuti si uu uga qayb galo Wadahadallada Hoggaamiyayaasha Somaliya iyo…
Addis Ababa june 14,2020 (Senee 07,2012 T.I) (FBC/SOMALI)- Ra'iisal Wasaaraha JDFI DR.Abiye Axmed ayaa saaka gaadhay magaaladda Jabuuti ee waddanka Jabuuti ,si uu uga qayb galo shirka wada…
164 kiis oo kale oo koroona feyras ah ayaa laga diwaangeliyay dalkan Itoobiya.
Addis Ababa june 11,2020 (Senee 04,2012 T.I) (FBC/SOMALI)- 6,630 baadhitaan oo la sameeyay 24 kii saacadood ee ugu dambeeyay waxa xanuunka saf-marka covid-19 laga helay 164 qof oo ka mid…
Aqalka Baarlamaanka oo meel mariyay go’aankii dib u dhigistaTirakoobkii 4aad.
Addis Ababa june 11,2020 (Senee 04,2012 T.I)-
Kulan ay si wada jir u yeesheen labada aqal ee JDFI ee kala ah ,Golaha federeeshinka iyo Golaha Barlamaanka waxa ay ku meel mariyeen go'aankii…
Hay’adda Waddooyinka Dalkan Itoobiya oo gashay heshiis waddooyin lagu dhisayo oo ku kacaya…
Addis Ababa june 11,2020 (Senee 04,2012 T.I)-Hay'adda waddooyinka dalkan Itoobiya ayaa heshiis la saxeexatay qandaraaslayaal kala duwan si loo bilaabo dhisitaanka15 Waddo oo ay ku baxayso…
Aqalka Baarlamaanka JDFI oo yeeshay kal-fadhigoodii 16aad ee caadiga ahaa
Addis Ababa june 11,2020 (Senee 04,2012 T.I)-Aqalka golaha baarlamaanka JDFI ayaa maanta yeeshay kal-fadhigoodii 16aad ee caadiga ahaa oo ka qabsoomay hoolka shirarka ee Xafiiska Ra'iisal…