Browsing Category
Wararka Gudaha
Kor u kacii Feyraska ee dalkan Itoobiya oo halkiisii kasii Socda.
Addis Ababa june 9,2020 (Senee 02,2012 T.I) (FBC/SOMALI)- 4,599 baadhitaan oo la sameeyay 24 kii saacadood ee ugu dambeeyay waxa xanuunka covid-19 laga helay 190 qof oo ka mid dadkaas la…
Guddida Abaal marinta caalamiga ah ee nabadda oo sheegay in aanay ka laaban doonin…
Addis Ababa june 9,2020 (Senee 02,2012 T.I) (FBC/SOMALI)-Guddiga bixiya Abaal marinta caalamiga ah ee nabadda (Nobel peace prize-ka) ee Noorway ayaa maanta muujiyay sida ay uga go'an tatahay…
Dalkan Itoobiya oo diiwaangeliyay 136 kiis oo cusub iyo 17 Bogsasho ah 24 kii saac ee lasoo dhaafay.
Addis Ababa june 8,2020 (Senee 01,2012 T.I) (FBC/SOMALI)- 4,775 baadhitaan oo la sameeyay 24 kii saacadood ee lasoo dhaafay waxa xanuunka covid-19 laga helay 136 qof oo ka mid dadkaas la…
R/Wasaaraha oo saadaaliyay in 6% ay ku kordhayso dhaqaalaha sanadka dalkan Itoobiya.
Addis Ababa june 8,2020 (Senee 01,2012 T.I) (FBC/SOMALI)-Aqalka golaha baarlamaanka JDFI, ayaa isugu yimid kulunkiisii shanaad ee aan caadiga ahayn iyada oo R/Wasaare Abiy Axmed na uu kaso…
Dalkan Itoobiya oo toddoba qof hal maalin gudaheed u dhinteen feyraska karoona.
Addis Ababa june 7,2020 (Ginbot 30,2012 T.I) (FBC/SOMALI)- 6,092 baadhitaan oo la sameeyay 24 kii saacadood ee ugu dambeeyay waxa xanuunka covid-19 laga helay 86 qof oo ka mid dadkaas la…
Kiisaska Feyraska karoona ee Dalkan Itoobiya oo sare ugu kacay 1934.
Addis Ababa,june 6,20(Ginbot 29,2012 T.I) (FBC/SOMALI)-24 kii saacadood lasoo dhaafay kadib markii 5500 ,oo qof lagu saameeyay baadhitaanada sheybaadhka waxa caabuqa koroonaha laga helay…
R/Wasaare Dr. Abiy Oo Daah Furay Ololaha Labaad ee Cagaarinta Magaalada Hawaassa.
Addis Ababa, Juun 5, 2020 (FBC/SOMALI) - Ra'iisal wasaare Abiy Axmed ayaa si rasmi ah u dhaqan geliyay ololaha labaad ee dhir beerista heer qaran kaas laga bilaabay Magaalada Hawassa isaga…
Kiisaskii karoona feyras ee ugu badnaa oo laga diwaangeliyay Dalkan Itoobiya.
Addis Ababa, June 4 ,2020 (FBC/SOMALI)-Kiisaskii ugu badnaa ee feyraska karoona ayaa hal maalin gudaheed lagu diwaangeliyay ka dib markii xanuunka laga helay 150 qof ,5421 baadhitaan oo la…
Dalkan Itoobiya oo diwaangeliyay 85 kiis oo cusub oo feyraska karoona ah.
Addis Ababa, JUNE 1, 2020 (FBC/SOMALI)- Wasaaradda caafimaadka ee dalkan itoobiya ayaa diwaan geliyay 85 kiis oo cusub taas oo tirada guud ee uu xanuunku uu soo ritay u boodsiisay (ka…
Addis Weg Webinar oo soo saaray tallaabooyin lagaga hortagayo xanuunka saf-marka ah.
Addis Ababa, JUNE 1, 2020 (FBC/SOMALI)- Wejiggii labaad ee Addis Weg Webinar oo cinwaankiisu yahay "hal-abuurka xilliyada dhibaatooyinka" ayaa maanta diiradda lagu saaray tallaabooyinka…