Browsing Category
Wararka Gudaha
Masuuliyiinta Xafiiska Maal-galinta Iyo Warshadaha DDS oo qurbo-joogta u dhalatay Deegaanka…
Addis Ababa,DEC 30,2021 (Tihsas 21,2014 T.I (FBC/SOMALI)-Masuuliyiinta Xafiiska Maal-galinta Iyo Warshadaha DDS ayaa qurbo-joogta u dhalatay Deegaanka Soomaalida ee ku soo qulqulaya…
Golaha Wasiirada Oo Go’aanno Ka Soo Saaray Ajandayaal Kala Duwan
Addis Ababa,DEC 30,2021 (Tihsas 21,2014 T.I (FBC/SOMALI)-Golaha Wasiirrada JDFI ayaa kalfadhigii saddexaad ee ay yeesheen waxa ay go’aanno kasoo saareen dhaowr arrimood ka dib markii ay…
Xarunta adeegga macluunaadka oo laga daahfuray Addis Ababa
Addis Ababa,DEC 29,2021 (Tihsas 20,2014 T.I (FBC/SOMALI)-Xarunta adeegga macluumaadka Qaranka oo dawladdu u diyaarisay qorbajoogta dalka imanaya ayaa maanta si rasmi looga daahfuray…
Wasiirka Dhaqanka Iyo Dalxiiska DDS oo TPLF ku eedeeyay hagardaamayntii shacabka Deegaanka…
Addis Ababa,DEC 28,2021 (Tihsas 19,2014 T.I (FBC/SOMALI)-Wasiirka Xafiiska Dhaqanka Iyo Dalxiiska DDS, Maxammed Ismaaciil oo waraysi gaar ah siinayay war-baahinta Deegaanka ayaa sheegay in…
Madaxweyne Mustafe oo sheegay in guusha dalku uu ka gaadhay argagixisada TPLF ay tahay mid ku timi…
Addis Ababa,DEC 26,2021 (Tihsas 17,2014 T.I (FBC/SOMALI)-Madaxweynaha DDS, Mudane Mustafe Muxumed Cumar ayaa shalay ka qaybgalay shirweynaha 2aad ee Deegaannada iyo dowladda Federaalka, kaas…
Deegaanka Soomaalida yeelanaya Bankigii ugu horreeyay ee Soomaali leedahay
Addis Ababa,DEC 25,2021 (Tihsas 16,2014 T.I (FBC/SOMALI)-Maareeyaha hay'adda adeega lacaga yaryar ee Soomaalida, khadar Cabdi ayaa sheegay in dhawaan ay daah-furidoonaan Bankigii ugu…
Shirweynihii Qorshe-hagaha iyo maaraynta dhulka magaalooyinka ee Deegaanka Soomaalida oo ka…
Addis Ababa,DEC 24,2021 (Tihsas 15,2014 T.I (FBC/SOMALI)-Waxa maanta magaalada Jig-jiga lagu qabtay kulan lagaga hadlayay Qorshe-hagaha iyo maaraynta dhulka DDS.
Waxaana kulankaas ka…
Axmed shide: “inkastoo bilihi lasoodhaafay ay dhaqaalaheena dhibaato saamaysay haddana…
Addis Ababa,DEC 23,2021 (Tihsas 14,2014 T.I (FBC/SOMALI)-Wasiirka wasaaradda maaliyada JDFI, Mudane Axmed shide ayaa sheegay in inkastoo bilihi lasoodhaafay ay dhaqaalaha wadanka…
Danjire Dina Mufti oo kawarbixiyay socdaalladii u dambeeyay qaar kamid ah Dublamaasiyiinta Itoobiya…
Addis Ababa,DEC 23,2021 (Tihsas 14,2014 T.I (FBC/SOMALI)-Wasaaradda arrimaha dibedda Itoobiya oo ka warbixisay socdaalladii u dambeeyay ee madaxda Itoobiya ku marayeen qaar ka mid dalalka…
Shirwaynihii 1aad ee laanta dhismaha Deegaanka Soomaalida oo ka qabsoomay magaalada Jigjiga
Addis Ababa,DEC 23,2021 (Tihsas 14,2014 T.I (FBC/SOMALI)-Shirwaynihii 1aad ee laanta dhismaha Deegaanka ayaa saaka ka qabsoomay madasha kulamada ee Qaryaan dhoodaan.
Madashan oo uu soo…