Browsing Category
Wararka Gudaha
Hay’adda WFP oo 62,900 oo qof oo ku nool gobolka Daawa ee DDS gaadhsiinaysa cunnooyin kala…
Addis Ababa,DEC 06,2021 (Hidar 27,2014 T.I (FBC/SOMALI)-Hay'adda WFP ayaa 62,900 oo qof oo ku nool gobolka Daawa ee DDS gaadhsiinaysa cunnooyin kala duwan oo ka baxsan gargaarkii caadiga…
Argagixisada TPLF oo burbur xoogan gaadhsiisay kaabayaashii bulshada ee magaalada Shewarobit
Addis Ababa,DEC 03,2021 (Hidar 24,2014 T.I (FBC/SOMALI)-Dadka ku dhaqan magaalada Shewarobit ayaa FBC u sheegay in kooxda argagixisada ah ee TPLF ay si cad u cadaysay nacabka ay u hayso…
Kumanaan arday ah oo ku dhaqan magaalada Bahir Dar oo ku biiray dhaqdhaqaaqa caalamiga ah ee #NoMore
Addis Ababa,DEC 03,2021 (Hidar 24,2014 T.I (FBC/SOMALI)-Kumanaan arday ah oo ku dhaqan magaalada Bahir Dar ayaa ku biiray dhaqdhaqaaqa caalamiga ah ee #NoMore kaas oo si heer sare ah loogu…
Bangiga Dhaashin oo lacag isugu jirta deeq iyo deyn dhan 55 milyan oo Birr ku wareejiyay DDS
Addis Ababa,DEC 02,2021 (Hidar 23,2014 T.I (FBC/SOMALI)-Bangiga Dhaashin ayaa xukuumadda DDS ku wareejiyay 5 milyan oo Birr oo ah deeq kor loogu qaadayo biyaha iyo 50 milyan oo loogu…
Wasiirrada dalalka Itoobiya Kuwayt oo kulan wada qaatay
Addis Ababa,DEC 02,2021 (Hidar 23,2014 T.I (FBC/SOMALI)-Wasiirka Maaliyadda JDFI,mudane Axmed Shide ayaa kulan wadaxaajooda la qaatay dhiggiisa Kuwayt khaliifa Musiid Xamaada,waxaana labda…
Ra’iisal wasaare Abiy Axmed oo bilaabay xujo uu muwaadiniinta Itoobiya ugu baaqayo in dalka…
Addis Ababa,DEC 02,2021 (Hidar 23,2014 T.I (FBC/SOMALI)-Ra’iisal wasaare Abiy Axmed ayaa Qurba joogta dalkan Itoobiya ku xujeeyay in ay hal milyan oo qof ay dalka kusoo guryo-noqdaan.…
Deegaanka Soomaalida oo la guddoonsiiyay qadar lacageed oo dhan 50 milyan oo Birr
Addis Ababa,DEC 02,2021 (Hidar 23,2014 T.I (FBC/SOMALI)-Wasiirka Macdanta Tamarta Iyo Shidaalka JDFI ayaa xukuumadda deegaanka Soomaalida ku wareejiyay 50 milyan oo Birr.
Madaxweynaha…
Golaha wakiillada oo ansixiyay xaaladdii degdegga ahayd ee dalka lagu soo rogay
Addis Ababa,NOV 04,2021 (Diqimti 25,2014 T.I (FBC/SOMALI)-Golaha wakiillada shacabka JDFI ayaa cod-buuxa ku ansixiyay xukunkii xaaladda degdega ahaa ee golaha wasiirradu usoo gudbiyeen.…
Golaha wakiillada oo maalinta berri ah yeelanaya kal-fadhi aan caadi ahayn oo ay ku ansixinayaan…
Addis Ababa,NOV 03,2021 (Diqimti 24,2014 T.I (FBC/SOMALI)-Maalinta berri ah waxa lagu wadaa in golaha wakiillada shacabka JDFI, ay ansixiyaan bayaankii ku saabnaa xaaladda degdeg ah ee ay…
dalkan Itoobiya oo laga Xusay sannad-guuradii oo ee kasoo wareegtay markii ay TPLF weerarka…
Addis Ababa,NOV 03,2021 (Diqimti 24,2014 T.I (FBC/SOMALI)-Waxa maanta meelo kala duwan oo dalka ka kamid ah laga xusay sannadkii guuradii koowaad ee kasoo wareegtay markii ciidamadaii…