Browsing Category
Wararka Gudaha
Ciidamada cirka oo duqaymo la beegsaday xarun tababar oo ku taalla magaalada Adi Hageray
Addis Ababa,NOV 03,2021 (Diqimti 24,2014 T.I (FBC/SOMALI)-Ciidamada Cirka ee Itoobiya, ayaa duqeymihii ugu dambeeyay waxa ay la beegsadeen xarun ciidan oo ay kooxda argagixisada TPLF ku…
Golaha Wasiirrada oo iclaamiyay in dalka lagu soo rogay xaalad deg deg ah
Addis Ababa,NOV 02,2021 (Diqimti 23,2014 T.I (FBC/SOMALI)-Golaha Wasiirada JDFI ayaa ku dhawaaqay in dalka oo dhan xaalad deg deg ah lagu soo rogay taas oo dhaqan galaysa maalinnimadan…
Golaha Hawl-fulinta deegaanka Soomaalida oo kulan degdeg ah ka yeeshay xaaladda dalku uu marayo
Addis Ababa,NOV 02,2021 (Diqimti 23,2014 T.I (FBC/SOMALI)-War-saxaafadeed ka soo baxay kulan deg-deg ah oo ay yeesheen golaha hawl-fulinta Dawlada deegaanka Somaalida ayaa waxa uu u dhignaa…
Xisbiga Barwaaqo oo ugu ugu baaqay muwaadiniinta in ay isku duubni muujiyaan si looga hortago…
Addis Ababa,NOV 02,2021 (Diqimti 23,2014 T.I (FBC/SOMALI)-Xisbiga Barwaaqo ee magaalada Addis Ababa ayaa ugu baaqay muwaadiniinta in ay isku duubni muujiyaan si meesha looga saaro halista ay…
Argagixisada TPLF oo 100 dhalinyaro rayid ah ku gumaadday magaalada Kombolja
Addis Ababa,NOV 01,2021 (Diqimti 22,2014 T.I (FBC/SOMALI)-Xafiiska Warfaafinta JDFI ayaa sheegay in kooxda argagixisada ah TPLF ay 100 dhalinyaro ah ku gumaadeen magaalada Kombolja ee…
Shirweynaha 23aad ee Caafimaadka heer qaran oo ka furmay magaalada Jigjiga
Addis Ababa,Oct 30,2021 (Diqimti 20,2014 T.I (FBC/SOMALI)-Shirweynaha 23aad ee Caafimaadka heer qaran ayaa waxa uu si rasmiya uga furmay caasimada Deegaanka Soomaalida ee Jigjiga.…
Wasiirka Caafimaadka oo gaadhay magaalada Jigjiga
Addis Ababa,Oct 28,2021 (Diqimti 18,2014 T.I (FBC/SOMALI)-Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka JDFI Dr.Liya Tadhase ayaa gaadhay magaalada Jig-jiga.
Masuuliyiin heer Deegaan ah oo ay ugu…
Ciidamada Difaaca Qaranka oo duqayn ku burburiyay qeybtii labaad ee Warshadda mihnada farsamada ee…
Addis Ababa,Oct 28,2021 (Diqimti 18,2014 T.I (FBC/SOMALI)-Xafiiska warfaafinta dowladda ayaa ku dhawaaqay in duqeyntii maalinimadan Khamiista ah oo ay fuliyeen Ciidamada Difaaca Qaranku lagu…
RW ku xigeenka:Itoobiya waxa ay sii wadi doontaa taageerada ay siiso hawlaha Ururka Qarammada…
Addis Ababa,Oct 27,2021 (Diqimti 17,2014 T.I (FBC/SOMALI)-Ra’iisal wasaare ku xigeenka ahna wasiirka arrimaha dibedda Demeqe Mokonin ayaa sheegay in Itoobiya sii wadi doonto islamarkaana sii…
Ciidanka cirka Itoobiya oo bartilmaameedsaday Xarun lagu tababaro xoogaga kooxda argagixisada ah ee…
Addis Ababa,Oct 26,2021 (Diqimti 16,2014 T.I (FBC/SOMALI)-Ciidabka Cirka ee qaranka Itooobiya ayaa talaaladan maanta waxa ay bartilmaameedsadeen Xarun lagu tababaro xoogaga kooxda…