Falanqeynta ciyaaraha isboortiga
Maxay Ahaayeen Sababihii Cesc Fabregas Ku Kalifay Inuu Iskaga Tago Arsenal Sannadkii 2011?
xiddigii hore ee reer Spain ee Cesc Fabregas ayaa soo bandhigay dhawr sababood oo sannadkii 2011 ku kallifay inuu ka tago kooxdiisii hore ee Arsenal oo uu ku biiro Barcelona, waxaanu bannaanka keenay arrimo aanay cidina hore u ogeyn oo ku riixay inuu ka baxo Emirates.
Cesc Fabregas waxa uu ku biiray Barcelona sannadkii 2003 iyadoo ay da’diisu…
Read More...